-
“Waxaan Hargeysa Ku Arkay: Muxaafid Mucaarid Ah Iyo Mucaarid Muxaafid Ah” Aqoonyahan Yuusuf Budle. “
“Waxa Uu Kuu Sheegayaa In ” Madaxtooyadii Ay Noqotay Xarun Reer Gaar ahi Leeyahay, Ciyaalka Reerkuna ka Taliyaan, Welibana ay Qarka u Saaran Tahay In Meeshu Ku Dul Dunto Odayga,”Yuusuf Budle.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoo...
Wednesday, April 17, 2019
-
”Nin Bakhtiyaya Ayaa Loo Xidhay Musuq-Maasuq,Maayarka Gabiley Oo Xoolihii Umada Ku Naaxayna Lama Xidhin”Sheekhul Baladka Gabiley”Daawo Muuqalka
Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista wasiirka caafimaadka Si Kululna U Weeraray ficilada Agaasimaha Caafimaadka.
Gabiley(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka gobolka gabiley sheikh ciise sheikh muxumed w...
Wednesday, April 17, 2019
-
Dibad-baxyo Lagu Kala Tageerayo Trump Iyo Ilhan Cumar Oo Magaalada Minnesota Ka Dhacay.
USA(Berberatoday.com)-Xisada siyaasadeed ee u dhaxaysa madaxwaynaha maraykanka Donal Trump Iyo Xildhibaan Ilhaan Cumar oo mudooyinkii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo kul kulul ayaa waxaa magaalada Minesota ka bilowday...
Wednesday, April 17, 2019
-
Imaaraadka Oo Soo Dhoweeyey Go’aan Ka Soo Baxay Madaxweyne Trump
Dubai(Berberatoday.com)-Imaaraadka Carabta ayaa tallaabo muhiim ah ku qeexay go’aanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu codka diidmada qayaxan ugu adeegsadan qaraar congress-ka Mareykanka uu ku amray in lasoo afjaro ku lug...
Wednesday, April 17, 2019
-
Dahabkan Oo Qiimihiisu Dhan Yahay 25 Milyan Doolar Ayaa La Sheegay In Soomaaliya Uu U Yaallo Mareykanka
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dalka Soomaaliya burburkii ka hor wuxuu ka mid ahaa dalalka ugu dhaqaalaha wanaagsan caalamka, waxaa jirtay in hanti badan ay dowladdi Soomaaliya dhigatay bangiyada aduunka, inkastoo aysan jirin diiwaan ...
Wednesday, April 17, 2019
-
Dalka Baxrayn Oo Dhalashada Kala Laabatay 138 Ruux
Bahrain(Berberatoday.com)-Maxkamad ku taalla dalka Baxrayn ayaa xukun xabsi ah ku ridday 139 ruux, waxayna dhalashada kala laabatay dhammaantood marka hal ruux laga reebo, waxay dadkaas ku heshay dacwado argagixiso.
Lixdan iyo ...
Wednesday, April 17, 2019
-
Madaxweyne Trump Oo Ku Gacan Seydhay Qaraar Ka Dhan Ahaa Boqortooyada Sacuudiga
USA(Berberatoday.com)-Qaraar ay ansixiyeen golaha Kongreska Mareykanka oo lagu soo afjari lahaa taageerada Mareykanka uu u fidiyo isbahaysiga uu Sacuudiga hogaamiyo ee Yemen ka dagaalamaya ayaa waxaa diiday oo codka diimada qayaxa...
Wednesday, April 17, 2019
-
Madaxweyne Al Bashiir Oo La Xidhay, Dadkana Laga Xannibay
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya arrinta ku aadan in Madaxweyne Cumar Al Bashiir lagu xidhay xabsi ku yaalla dalkaasi.
ilo wareedyo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay in Cumar Al Bashiir lagu xidhay xa...
Wednesday, April 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeer Iyo Booqasho Kutagay Laasgeel
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeer Iyo Booqasho Kutagay Laasgeel
https://youtu.be/tYqWqptQhKk
Berberatoday.com...
Wednesday, April 17, 2019
-
Shacabka Indonesia Oo Saaka Madaxweyne Soo Dooranaya
Jakarta(Berberatoday.com)-Shacabka waddanka Indonesia ayaa saakay 7:00 subaxnimo xilliga dalkooda u dareeray goobasha codbixinta, si ay u soo doortaan madaxweynaha shanta sano ee soo socota.
Doorashadan oo lagu tilmaamay mid ka...
Wednesday, April 17, 2019
« Previous Page — Next Page »