-
Mareykanka Oo Soo Saaray Digniin Saameyn Karta Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa hooraantii bishii Maarso ee sanandkan soo saartay amar ku aadan muwaaddiniinta Mareykanka ee xilalka saameynta siyaasadeed leh ka haya dalal kale.
Dignii...
Thursday, April 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Ka Jawaabey Cabasho Ka Soo Yeedhay Xeer Ilaalinta Somaliland, Digniina U Diray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Ka Jawaabey Cabasho Ka Soo Yeedhay Xeer Ilaalinta Somaliland, Digniina U Diray
https://youtu.be/FwMEH2o282c
&nb...
Thursday, April 18, 2019
-
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Xilal Mihiim Ah U Magacaabey Siyaasiyiin Caan Ka Ah Dalka Itoobiya+Daawo Sawirada
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta wasiir mihiim ah u magacaabey saddex siyaasi oo caan ah kuwaas oo kala ah
Madaxweynihii Kilalka Oromia Ato Makhtirke, ayaa loo soo magacaab...
Thursday, April 18, 2019
-
Wargeys Ingiriis Ah Oo Dhaliilay Deeqo Lacageed Oo La Siiyo Dalal Ay Somaliland Ku Jirto Iyo Doodda Dawladda UK
London(Berberatoday.com)-Warbixin uu qoray wargayska ka soo baxay Ingiriiska ee Telegraph ayaa ku canaanatay dawladda Ingiriiska deeqaha ay siiso dalalka qaar ay Somaliland ka mid tahay oo ay sheegtay inaan Ingiriisku ka taxadir...
Thursday, April 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Ujawaabtay Dadwaynaha Ka Cabanaya Dhulka Madaxtooyada Cusub Laga Dhisayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Ujawaabtay Dadwaynaha Ka Cabanaya Dhulka Madaxtooyada Cusub Laga Dhisayo
https://youtu.be/CWklfDhFPXY?t=1
&nb...
Thursday, April 18, 2019
-
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Baadhis Ku Samaynayaan Diyaarado Walxo Qarxa Meelo Dalka Ka Mid Ah Ku Soo Tuuray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiirka arrimaha dibada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Diyaaraha aan la aqoonsan ee walxaha ku daadiyey Deegaano ka tirsan Degmada Salaxlay, waxaanu sheegay in xukuumad ahaan ay ...
Thursday, April 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dadkii Deganaa Madaxtooyada Cusub Oo Saaka Ciidamada Amaanku Cagta Mariyeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dadkii Deganaa Madaxtooyada Cusub Oo Saaka Ciidamada Amaanku Cagta Mariyeen
https://youtu.be/WbVjrP6l_yo?t=57
Berberatoday...
Thursday, April 18, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta + [ Sawiro / Muuqaal ]
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo muddo kooban qaadan doona ugu ambo baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
Safarka madaxweyn...
Thursday, April 18, 2019
-
Qaraxii Labaad Maanta Oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo wararka laga helayo!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qarax ayaa goor dhaw ka dhacay goob maxaaqi ah oo laga cuteeyo degmada Waabari ee gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka saldhiga degmada magaalada muqdisho , waxaana uu qaraxani noqonayaa kii labaad oo i...
Wednesday, April 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Macalin Khabiir Ku Arimaha Badaha Oo Ka Dayriyay Xaaladay Ku Sugantahay Jaamacada Cilmiga Bada Berbera Uu Sheegay Inay Xidhmayso
Berbera(Berberatoday.com)-Khabiir Sare Engneer Xuseen Axmed Khayre oo kamida ahaa Macalimiinta Jamacada Cilmiga Bada Berbera Mudo dheerna ka soo shaqeeyay arimaha Badaha kana tirsanaa Ciidamadii Bada Somaliya darajada Korneylna ka...
Wednesday, April 17, 2019
« Previous Page — Next Page »