Kuuriyada Waqooyi Oo Sheegtay In Ay Hub Cusub Tijaabisay
Piyayong(Berberatoday.com)-Warbixin ay baahisay wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ee magaceeda loo soo gaabiyo KCNA ayaa faahfaahin kooban bixisay, balse waxay sheegtay in hubkan cusub ay ku xiran yihiin “madaxyo gantaallo...
Friday, April 19, 2019
Madaxweynaha Iran Oo Dalalka Bariga Dhexe Baaq U Soo Jeediyey
Tehran(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ugu baaqay inay iska caabiyaan sahnuuniyadda, isaga oo weerar ku qaaday Israel.
Rouhani oo ka hadlayey munaasabadda maalinta ciidamada Iran ay...
Madaxweyne Hore Oo Gacantiisa Isku Dilay Iyo Sababta Keentay
Lima(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alan García ayaa geeriyooday ka dib markii uu istoogtay xilli ay booliksa tageen gurigiisa, si ay ugu soo xidhaan eedeymo musuqmaasuq ah oo loo jeediyay.
Mr García ayaa ...