Xaalad Khatar Ah Oo Soo Wajahday Ilhaan Cumar
New York(BErberatoday.com)-Ilhaan Cumar oo ka mid ah wakiillada matala xisbiga Dimuqraaddiga ayaa sheegtay in ay kusoo bateen hanjabaadaha loogu jeedinayo in la dilayo, tan iyo markii uu dhawaan madaxweyne Domald Trump bartiisa Tw...
Tuesday, April 16, 2019
Dad Badan Oo Ku Dhintay Maraykanka Iyo Sababta
USA(Berberatoday.com)-Ugu yaraan siddeed ruux ayaa dhimatay kuwo kale oo badanna way dhaawacmeen ka dib markii ay dabayl xoog badan iyo roobab mahiigaanno ah ku dhufteen dhawr gobol oo koonfurta Maraykanka ku yaalla.
Gobolka Te...
Tuesday, April 16, 2019
Tartan Adag Oo Soo Wajahay Madaxwayne Trump Doorashada Soo Socota
USA(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu wajahayaa tartan adag oo kaga imanaya gudaha xisbigiisa ka hor doorashada soo socota.
Barasaabkii hore ee gobolka Massachusetts Bill Weld ayaa noday musha...