Diyaarad Ku Burburtay Garoonka Ugu Halis Badan Adduunka
Nepal(Berberatoday.com)-Saddex ruux ayaa ku dhimatay diyaarad ku burburtay dalka Nepal, waxaana loo arkaa in garoonka uu shilkaasi ka dhacay uu ka mid yahay garoomada diyaaradaha ee ugu halis badan adduunka oo dhan.
Diyaaradda ...
Shacabka Suudaan Oo Wali Sii Wada Dibad Baxyada
Khartoum(Berberatoday.com)-Ururka xirfadlayaasha Suudaan oo horkacayay dibadbaxyada ka socda dalkaasi ayaa dadaal ugu jiraa sidii Suudaan ay uga dhalan laheyd dowlad rayid ah isla markaasna xukun militari aanan loo baahneyn.
Ku...
Monday, April 15, 2019
Xuutiyiinta Yemen Oo Doonaya Xidhiidh Ay Mareykanka La Yeeshaan
Yemen(Berberatoday.com)-Ka dib muddo Afar sano ka badan oo uu dagaal qaraar ka socday dalka Yemen, kaas oo galaaftay nolosha kumanaan qof, malaayiin kalena qarka u saaray macluul, ayaa haatan Jabhadda Xootiyiintu waxey sheegeen in...
Monday, April 15, 2019
Ku-Xigeenkii Hoggaamiyaha Daacish-Ta Soomaaliya Oo La Dilay
Bosaso(Berberatoday.com)-Ku-xigeenkaasi oo lagu magacaabi jirey C/xakiim Maxamed Ibraahim “C/xakiim Dhoqob” ayaa la sheegay in shalay galab lagu dilay duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday meel 3-KM u jirta Tuulladda Xiriiro ee Buu...