Weerar Ay Al Shabaab Ka Fulin Laheyd Addis Ababa Oo La Fashiliyey
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay weerar argagixiso oo laga fulin lahaa qaybo ka mid ah magaalada Addis Ababa in la fashiliyey, shaqsiyaadki ...
“Soomaaliya Diyaar Ayaanu U Nahay Inaanu Wada Hadalno..” Wasiir Faratoon
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku waajahan wada hadalada Somaliya, xilli aan wali si rasmiya loo cayimin halkay wada hadaladu ka dhacayaan iyo wakhtiga ay dhacayaan, waxayna tilmaaman...