Markab Laga Leeyahay Norway oo Rakaabkii Saarnaa Laga Soo Badbaadiyey
Oslo(Berberatoday.com)-Dowladda Norway ayaa sheegtay ku dhawaad 1,300 oo qof iney diyaaradaha qumaatiga u kaca ka soo badbaadiyeen markab ku xumaaday badda Choppy oo mishiinada ka cilladoobay.
Taliyaha Booliska Romsdai wuxuu sh...