|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Ku Yimid Qiimaha Lacagta Dollarka Lagu Sarifayo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Ku Yimid Qiimaha Lacagta Dollarka Lagu Sarifayo.
https://youtu.be/vNroGYjhQG0
&n...
Thursday, February 28, 2019
-
Halkan Ka Daawo Muuqalka”Qaabkii Madaxda Dalalka Somaliland.Itoobiya Iyo Imaaraatka Carabtu Udhagax Dhigeen Wadada Berbera Corridor Ee Wajaale Ilaa Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka"Qaabkii Madaxda Dalalka Somaliland.Itoobiya Iyo Imaaraatka Carabtu Udhagax Dhigeen Wadada Berbera Corridor Ee Wajaale Ilaa Berbera
https://youtu.be/jEliwjltDRE?t=44
...
Thursday, February 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Madaxweynaha Kililka 5aad Ee Itoobiya Mustafe Cagjar Uu Ka Jeediyey Xafladii Dhagax-dhiga Wadada Berbera Corridor Iyo Ballanqaad Uu Usameeyay Somaliland Iyo Wuxu Ka Aaminsan Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Khudbadii Madaxweynaha Kililka 5aad Ee Itoobiya Mustafe Cagjar Uu Ka Jeediyey Xafladii Dhagax-dhiga Wadada Berbera Corridor Iyo Ballanqaad Uu Usameeyay Somaliland Iyo Wuxu Ka Aaminsan Yaha...
Thursday, February 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyey Dhagax Dhiga Wadada Berbera Corridor Ee Wajaale Iyo Berbera Isku Xidhi Doonta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta khudbad ka jeediyey munaasibad lagu dhagax dhigaayey jidka isku xidhi doona magaalooyinka Berbera iyo Wajaale ee “ Berbera Corridor “
Madaxweynaha...
Thursday, February 28, 2019
-
Norway”Haweenay 70 Jir Ah Oo Maxkamadi Ku Xukuntay Xadhig Ciqaabeed Iyo Ganaax Lacageed Iyo Danbiga Loo Haystay Oo Gabadh Somaliyeed Dhibane Ka Ahayd
AOslo Norway(Berberatoday.com)-Haweeney 70 jir norwiji ah ayay maxkamadda magaalada Bergen ku xukuntay 24 beri oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo 10.000 oo kr gaaraya kadib markii ay qoraal cunsuriyad iyo caay ah oo ay ku aflagaad...
Thursday, February 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Ay Iskuuladii Isku Badaleen Jeelal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyay mid ka mida Dugsiyada gaarka loo leeyahay, ayaa ka hadlay xaalada waxbarashada dalka, isagoona sheegay in Iskuulad...
Thursday, February 28, 2019
-
Dawlada Kenya Oo Warbixin La Xidhiidha Muranka Dhuleed Ee Udhexeeya Somaliya U Gudbisay QM Iyo Midowga Afrika!
Nairobi(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya, ayaa warbixin ku saabsan “muranka badda” ee ka dhaxeeysa Soomaaliya, kuna xoojineyso dooddeeda u gudbisay qaar ka mid ah dalalka xubnaha QM iyo Golaha Ammaanka Midow...
Thursday, February 28, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo Iyo Prof Buubaa Oo Kulmay
Qatar(Berberatoday.com)-Waxa ay wada deganaayeen Hotel-ka Sheraton Grand Doha Resort And Conventions oo ku yaalla magaalada Dooxa , waxaana aad isugu dhawaa qolalka ay degeen.
Ismaaciil Maxamuud Buubaa , waxa uu Dooxa gaadhay l...
Thursday, February 28, 2019
-
Xildhibaan Xuseen Cige Oo Madaxweynaha Ku Dhaliilay Inuu Qaybinayo Shacbiga Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige, oo ka mid ah xildhibaanada Golaha wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani, ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Xukuumadda Muuse Biixi, waxaanu si gaar ah u dha...
Thursday, February 28, 2019
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Amray In Xawaaraha Basaska Ardayda Qaadaa Aanu Dhaafi Karin 25-km
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa soo saaray in guud ahaanba dalka basaska caruurta qaadaa aanay xawaaraha gaadiidka ka badin karin 25 Km, cidii dhaaftana la ganaaxi do...
Thursday, February 28, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|