-
Shirweynihii KULMIYE Oo Muddo Sannad Ah Dib Loo Dhigay Iyo Shirkii Boorama La Soo Gabogabeeyay
Borama(Berberatoday.com)-Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ayaa cod u qaaday muddo kordhin loo sameeyay shirweynaha xisbigaasi.
Xubnaha golaha dhexe ayaa waxa ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen in muddo sannad ah dib loo dhigo shi...
Tuesday, February 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Garabkii Xisbiga Kulmiye Ee Jaamac Shabeel Hogaaminaayay Oo Loo Diiday Inay Shir Saxaafadeed Ku Qabsadaan Hutel Hargeysa Kuyaala Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Garabkii Xisbiga Kulmiye Ee Jaamac Shabeel Hogaaminaayay Oo Loo Diiday Inay Shir Saxaafadeed Ku Qabsadaan Hutel Hargeysa Kuyaala Iyo Sababta
https://youtu.be/c_zrLDbkOx8?t=35
...
Tuesday, February 26, 2019
-
Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Hoggaan Cusub Doortay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkii lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo maalintiisii labaad galay, ayaa maanta lagu doortay xubno cusub oo hoggaamin doona golaha dhexe, iyada oo sidoo kalena la ansixiyey buuxinta xubno ka ...
Tuesday, February 26, 2019
-
Mareykanka Oo Shaaciyay In 35 Dagaalyahan Oo Ka Tirsan Ururka Al-shabaab Ku Dileen Duqeyn Ay ka Fuliyeen Gobolka Hiiraan.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliska ciidamada Mareykanka ee AFricom ayaa qoraal ay ku baahiyeen boggooda Twitter –ka waxaa ay ku sheegeen in duqeyn ay ka fuliyeen 24kii bishan deegaanka 23 mile u jira magaalada Beledweyne ku dile...
Tuesday, February 26, 2019
-
Halkan Ka Akhri Go’aamadii Kasoo Baxay Shirkii Golaha Dhexe Ee KULMIYE
Qaraarka Golaha Dhexe ee Xisbiga Xisbiga Kulmiye
Xisbiga Kulmiye isagoo ka duulaya Distoorka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Tixgelinaayana Dhammaan shuruucda iyo Qawaaniinta Ka Farcantay Distoorka Qaranka.
1. Wuxuu ...
Tuesday, February 26, 2019
-
Gabadhii Ee Lagu Khaarajiyay Gaalkacayo Laguna Faraxumeeyay Oo La Aasay Iyadoon Cidiina Loo Haynin Kiiskeeda
Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Waxaa saacadihii lasoo dhaafay dad badan oo Soomaaliyeed ay aad uga argagaxeen kana cadhoodeen fal foolxun oo lagu la kacay gabadh yar oo lagu kufsaday magaalada Galkacyo, kadibna la dilay.
Way adag...
Tuesday, February 26, 2019
-
Rag Tuug Ah Oo Nin Taajir Ah Oo Kenyan Ah Ku Dhacay Magaca Madaxweynaha Dalkaas Uhuru Kenyatta
Nairobi(Berberatoday.com)-Booliiska Nairobi ayaa xabsiga u taxaabay 7 nin oo la sheegay in ay jilleen codka madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, kadibna taleefoon ku wacay nin taajir ah oo lagu magacaabo Naushad Merali.
Tuugada a...
Tuesday, February 26, 2019
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Iiraan Oo Si Degdeg Ah Isu Casilay Iyo Sababta Keentay
Iran(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha dibadda ee Iiraan Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in uu is casilayo, ku dhawaaqitaankaas layaabka leh ayuuna ku baahiyay ciwaankiisa Instagram-ka.
Wuxuu ka cudurdaartay shaqo ka fariis...
Tuesday, February 26, 2019
-
Ilaa Hada Yaa Hogaanka U Haya Doorashooyinkii Dalka Nigeria Ka Dhacay
Nigeria(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muxamaduu Buhari ayaa ilaa iyo hadda hogaaminaya natiijada codadka la tiriyay ee doorashada guud ee dalka Nigeria, waxa uuna ku guuleystay codadka afar ka mid ah 36-da gobol ee dalkaasi uu ka k...
Tuesday, February 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hordhaca Dood Ku Saabsan Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hordhaca Dood Ku Saabsan Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaaliya
https://youtu.be/xiUD_kKl-Ss
Berberatoday.com...
Tuesday, February 26, 2019
« Previous Page — Next Page »