-
Siyaasiyiin Caan Ah Oo Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Aan Siyaabo Kala Duwan Uga Qayb Galayn Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiin kala duwan oo ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayaan sannadkan ka qayb galayn shirka golaha dhexe ee KULMIYE ee shalay ka furmay magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal.
Madaxweynaha JSL Muu...
Wednesday, February 27, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Amar Culus Kasoo Saaray Basaska Ardayda Yaryar Qaada Ee Xawaaraha Sare Ku Socda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa Amray in tallaabo laga qaado Wadayaasha Gaadiidka Basaska gaar ahaana kuwa Ardayda qaada ee u socda sida mas'uuliyad darrada ah.
Amarka madaxweynaha ayaa yimi kadib markii...
Tuesday, February 26, 2019
-
Dab Ka Kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dab goor-dhawaydka ka kacay xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacy’gelinta Somaliland, ayaa sababay inuu shuf beelo xafiiskii waaxda is gaadhsiinta ee wasaaradaas, sida waxa sheegay taliyaha ...
Tuesday, February 26, 2019
-
Maareeyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi Oo Shir Caalamiya Kaga Qaybgalay Dalka Jarmalka Iyo Nuxurka Kulamo U La Qaatay Ururka Qaramada Midoobay Uqaabilsan Baddaha+Daawo Sawirada
Hemburg(Berberatoday.com)-)-Maareeyaha Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa dalka Jarmalka kaga qaybgalay Shir Caalamiya, oo ay iskugu yimaadeen Masuuliyinta Dekedaha Waawayn ee dunida, Madaxda Shirkadah...
Tuesday, February 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Saaka Ka Soo Dhex Muuqdey Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo maalintii shalay maxkamada gobalka Maroodi-Jeex xoriyadiisa u soo celisay ayaa waxaa uu isla saaka ba uu ka soo dhex muuqdey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo ka soc...
Tuesday, February 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Sii Deynta Abwaan Abees ” Waa Nin Geesi Ah ..”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka Hadley maxkamada gobalka Maroodi-Jeex oo shalay xoriyadiisii u celisay Abwaan Cabdiraxmaan Abees .
Madaxweyne Biixi ayaa amaaney go,aanka ...
Tuesday, February 26, 2019
-
Axmed Siilanyo Muxuu Uga Qeyb Galay Waayay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye?Waxa Ka Jawaabaya Xuseen Dayr
Borama(BErberatoday.com)-Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Ciga (Dayr) ayaa ka hadlay sobobta madaxwaynihii hore ee Somaliland ahna aas aasihii xisbiga kulmiye uga qaybgali wayay shirka golaha dhexe ee xisbi...
Tuesday, February 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Iskaashatada Gaadiidka Iskarogooyinka Ee DALDHIS Ee Berbera Oo Xeer Hosaad Ay Isku Maamuli Doonaan Gacan Taag Ku Ansixiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Iskaashatada Gaadiidka Iskarogooyinka Ee DALDHIS Ee Berbera Oo Xeer Hosaad Ay Isku Maamuli Doonaan Gacan Taag Ku Ansixiyay
https://youtu.be/YTm2tPUgT7Y
&...
Tuesday, February 26, 2019
-
Marwo Nasra Max,ed Cabdilaahi(Nasra Caaqil)Oo Isu Sharaxday Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Laga Guulaystay Ayaa Sheegtay Inay Ka Codeeyeen Haweenkii Golaha Wasiirada Kujiray
Marwo Nasra Caaqil Oo Isu Sharaxday Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Laga Guulaystay Ayaa Eedo Culus Ujeedisay Haweenka Golaha Wasiirada Kujira Oo Ka Codeeyay
Waxaanay Ku Tidhi Qoraal Ay Barteeda Facebook So...
Tuesday, February 26, 2019
-
Nooca Uu Yahay Khilaaf La Sheegay Inuu Ka Dhex Qarxay Madaxweyne Biixi Iyo Ku Xigeenkiisa Saylici
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa isasoo taraya khilaaf xoog leh oo ka dhex taagan Madaxweyne Biixi iyo Ku xigeenkiisa Saylici oo ku saabsan qaabka loo marayo xalinta Beelaha Hubaysan ee isku hor fadhiya Xeebta Gobolka Awdal, waxaan...
Tuesday, February 26, 2019
« Previous Page — Next Page »