-
Deg Deg :- Xisbiga Waddani Oo Iminka Mid Mid U Soo Bandhigay Fadeexadihii Ku Gadaamnaa Shirka Kulmiye
Hargaysa (*Berberatoday.com)_ Afhayeenka Guud ee xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu si adag uga Hadley shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye dhawaan ku qabsadey magaalada Borama
Afhayeen Barkhad ayaa waxa...
Wednesday, February 27, 2019
-
“Xaq Uma Laha Beesha Bariga Burco Mar Kale Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye..” Siyaasi Axmed Cilmi Yare”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Cilmi Yare oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u sheegay in beesha uu ka soo jeedo ee Bariga magaalada Burco aaney maanta xaq u laheyn in lagu wareej...
Wednesday, February 27, 2019
-
Maxamadu Buhaari Oo Mar Kale Ku Guuleestay Xilka Madaxtinimo Ee Nigeria
Nigeria(Berberatoday.com)-Madaxweynaha haya talada ee dalka Nigeria Maxamaduu Buhaari ayaa ku guuleestay doorashada .madaxtinimo sida ay shaaciyeen saraakiiisha gudiga doorashada.
Ku dhawaaqida waqtiga hore ee arbacada maanta a...
Wednesday, February 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirkii Hore Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi Oo Markii Uhoreysay Ka Hadlay Inuu Dayn Kala Wareegay Xukumadii Madaxweyne Siilanyo
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirkii Hore Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi Oo Markii Uhoreysay Ka Hadlay Inuu Dayn Kala Wareegay Xukumadii Madaxweyne Siilanyo
https://youtu.be/17XLYuiHrRY?t=4
...
Wednesday, February 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Pakistan Oo Soo Ridday Diyaarado Ay Dalka Hindiya
Pakistan(Berberatoday.com)-Pakistan ayaa sheegtay in ciidamadadeed ay maanta soo rideen laba diyaarad dagaal oo India ay leedahay, kuwaas oo soo galay xuduudeeda dhulka lagu muransan yahay ee Kashmir.
Major General Asif Ghafoor...
Wednesday, February 27, 2019
-
“Waxaan Horseedi Doonaa Hadii Xilka Layga Qaado, In Aanan Ka Tagin Xisbiga Kulmiye Ee Aan Kasii Mid Ahaan Doono”Wasiir Axmed Muumin.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa khudbad ka jeediyay gobo gabada shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ee magaalada boorama
Wasiir axmed muumin seed ayaa wax lagu faano k...
Wednesday, February 27, 2019
-
Wasiir Faratoon Oo Ujawaabay Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Socdaalkii Madaxweynaha Ee Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka jawaabay eeddo uu xisbiga Waddani u jeediyay socdaalkii uu Madaxweyne Biixi ku tagay magaalada Addis Ababa ee Itoobiya.
Wasiir Far...
Wednesday, February 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Dabkii Qabsaday Qeyb Kamida Xarunta Wasaaradiisa Iyo Sida Wax Udhaceen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Dabkii Qabsaday Qeyb Kamida Xarunta Wasaaradiisa Iyo Sida Wax Udhaceen
https://youtu.be/cntSGQMZd2g?t=1
&nb...
Wednesday, February 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasiga Cabdicasiis Samaale Oo Fagaarihii Shirweynihii Kulmiye Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Sheegay Waxkasta Oo Shacabka Somaliland Ka Tabanayeen Xukumada Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-SIyaasi Cabdi Casiis Maxamed Samaale oo ka hadlaayey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu talooyin culus u soo jeediyey madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa
Siyaasi Samaale ayaa wa...
Wednesday, February 27, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Reer Awdal Ka Codsaday Inuu Magan Uga Yahay Dabcinta Arinta Saami-qaybsiga Kuraasta Wakiilada
Boorama(Berberatoday.com)-)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa gobalka Awdal ka codsaday inay ka dabciyaan qaabka ay ku raadinayaan saamiqaybiga kuraasta golaha wakiilada ee mudada dheer lagu muransan yahay.
Madaxweyne Biixi a...
Wednesday, February 27, 2019
« Previous Page — Next Page »