-
Shirkad Malaayin DolarKa Faa’iday Dhismaha Saldhiga Miletery Ee Berbera Iyo Magacyada Shaqsiyaadkii Eexda, Qaraaba-kiilka Ku Lunsaday Mashaaricdii Dhismaha…?. Warbixin Wariye Cabdiraxmaa Cige
Berbera(Berberatoday.com)-Xukuumadii Uu Gadhwadeenka Ka Ahaa Madaxwayne Silaanyo Ayaa Ku Caanbaxday Inay Bixiso Mashruucyo Dhinac Kararan,Oo Qaraabo Kiil Iyo EeXasho Kusalaysan.
Madaarka Berbera Oo Sankii 2017kii Horaantiisii L...
Thursday, January 31, 2019
-
Akhriso”Xadiga Lacageed Ee Madaxweyne Muuse Biixi Ku Amray Wasiiradiisa In Aaney Saxeexin Karin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xakameyn ku sameeyey kharashaadka dawladdiisa, waxaana sannadkii hore uu golahiisa wasiirrada u gudbiyey waraaq sheegaysa in wixii kharashaad ah ee ...
Thursday, January 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Agaasime Waxeed Katirsan Wasaarada Ciyaaraha Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xisbiga Waddani Oo Eedo Ujeediyay Wasaaradaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee Wasaarada ciyaraha Somaliland Md Nuux ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo shalay wasaaradooda uga yimid xisbiga Waddani
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
...
Thursday, January 31, 2019
-
Gebi Dhaclaynta Cabdiraxman Ciro, Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Biixi Maxaa Kaaga Baxay
Hargaysa(Berberatoday.com)-Tan iyo markii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi xilka la wareegay dabayaaqadii sanadkii 2017 waxa isbedbedelayay isbahaysiga hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland iyo madaxweynaha talada haya Md Muuse Bii...
Thursday, January 31, 2019
-
Tirada Dhimashada Doomihii Ku Degay Xeebaha Jabuuti Oo Kordhay
Djibouti(Berberatoday.com)-Laanta Qaramada Midoobey ee u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegtay in meydadka 52 qof laga soo saaray badda kaddib markii labo doonyood oo ay saarnaayeen dad muhaajiriin ah ay ku dageen xeebaha dalka Ja...
Thursday, January 31, 2019
-
Ex Wasiir Maxamud Xaashi Oo Berbera Dhuumasho Ku Jooga Iyo Ujeedada Safarkiisa Oo La Ogaaday
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradaha Madaxtooyada iyo Duulista Hawada ee Xukumadii Madaxweyne Siilanyo Maxamud Xaashi Cabdi oo quudaranaya Musharaxnimada Madaxtinimada Xisbiga Kulmiye Hadiiba uu wareejiyo Madaxw...
Thursday, January 31, 2019
-
Booliska Gobol Mareykanka Ah Oo Tuugta Wax Xada Codsi Ugudbiyay
USA(Berberatoday.com)-Booliiska Gobol ku yaal Maraykanka ayaa ka codsaday tuugta bal inay nastaan ayaamahan oo qabaw xumi ka jiro dalkaas sababta oo ah Booliisku ma ilaalin karayaan shacabka qabow dartii. Qabowgu wuxuu maryaa meel...
Thursday, January 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Toobabar Lagu Baran Doono Nadaamka Garqaadista Dacwadaha Iyo Axkaamta Islaamka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Toobabar Lagu Baran Doono Nadaamka Garqaadista Dacwadaha Iyo Axkaamta Islaamka
https://youtu.be/yN8100lJolc?t=9
...
Thursday, January 31, 2019
-
Koox Dhalinyaro Wiilal Ah Oo Sadex Haween Ahi Wehelinayaan Oo Weerar Gacan Ka Hadala Ku Qaaday Cisbataalka weyn Ee Hargeysa Iyo Dhaawac Kasoo Gaadhay Kalkaaliso caafimaad
Kalkaaliso Caafimaad Ee Lagu Dhex Dhaawacay Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kooxo dhalinyaro ah ayaa Weerartay Cisbitaalka Hargeysa Habeen Hore Abaaro 10:30 Habeenimo Waxaana Dhaawac Culus ...
Thursday, January 31, 2019
-
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Deeganka Tuko-raq Ku Dhex Maray Ciidamado Ka Wada Tirsan Kuwa Maamulka Puntland
Laascanood(Berberatoday.com)-Wararka aan ka heleyno deegaanka Tuke-raq ee gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta dagaal uu ku dhex-maray Ciidammo ka wada tirsan maamul gobolleedka Puntland.
Dagaalkaasi ayaa w...
Thursday, January 31, 2019
« Previous Page — Next Page »