|
Warar
-
Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay Dembiyada Loo Haysto Cabdi Ilay Iyo 47 Qof Oo La Eedaysan!!
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa shaacisay dembiyada lagu eedaynayo madaxweynihii hore ee deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo dad gaadhaya 46 qof oo kale oo la eedaysan.
Sida ay ku wara...
Thursday, January 31, 2019
-
Maamulka Gobolka Maroodijeex Iyo Ciimada Booliska Oo War Kasoo Saaray Ragii Gaadiidka Xadi Jiray Iyo Nin Ajinabiya Oo Sawiro Ku Baahiyay Baraha Bulshada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, Jaamac Xaaji Axmed Cabdi ayaa sheegay inay Gacanta ku soo dhigeen koox caadaystay inay xadaan Gaadiidka dadweynaha, ka dib hawl-gallo badan oo uu xusay inay ka sameeyeen...
Thursday, January 31, 2019
-
Waa Kuma Wiilka Somaliga Ah Ee Wacdaraha Ka Dhigay ASIAN CUP Una Ciyaara Dalka Qatar ?
Dubai(Berberatoday.com)-Akram Hassan Afif, waa ciyaaryahan Soomaiyeed oo November 1996 ku dhashay magaalada Doha ee dalak Qatar.
Haatan wuxuu amaah ugu ciyaara kooxda Al Sadd, laakiin waxaa iska leh kooxda reer Spain ee Villa...
Thursday, January 31, 2019
-
Guddiga Diiwaangelinta Oo Xisbiga KULMIYE Ka Dalbaday Inay Ka Jawaabaan Dacwad Laga Gudbiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida diiwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka JSL, ayaa xisbiga talada haya ee KULMIYE u soo gudbiyay dacwad ka dhan ah oo lagu soo eedeeyay taas oo ay ka dalbadeen inay ka soo...
Thursday, January 31, 2019
-
Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maanta Mar Kale Maxkamada Itoobiya La Hor Keenay
IlaAddis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynihi hore ee DDSI Cabsi Maxamud Cumar aya Manta markale Maxkamad laso taagay iyadoona Xeer ilaalinta Ethopia ayaa sheegtay in 47 Qof oo uu kamid yahay Madaxweynihi hore ay ku lug lahaayen D...
Thursday, January 31, 2019
-
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Horseed U Tahay Farriimo Culus Oo Doorashada Wakiilada Ku Saabsan Oo Ay Beesha Caalamku Soo Gaadhsiinayso Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Ingiriiska, ayaa sheegtay inay taageerayso doorashada golaha wakiilada ee Somaliland ee mudaysan, waxaanay sheegtay in Ingiriisku horseed ka yahay farriin culus oo ay beesha caalamku dirayso o...
Thursday, January 31, 2019
-
Wariye Muddo Ku Xidhneyd Mareykanka Oo Iran Lagu Soo Dhaweeyay
Tehran(Berberatoday.com)-Wariye Mareykanka ku dhalatay oo ka howl gasha TV-ga afka dowladda Iran ku hadla, ayaa dib ugu laabatay Iran kadib markii muddo ka badan isbuuc ay ku xidhneyd Mareykanka.
Marzieh Hashemi, oo war akhri...
Thursday, January 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xaflada Dufcadii 7Aad Oo Ka Qalinjabiyay Jaamacada Golis Faraceeda Berbera Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xaflada Dufcadii 7Aad Oo Ka Qalinjabiyay Jaamacada Golis Faraceeda Berbera Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay
https://youtu.be/zxJ6M2eTXhM
 ...
Wednesday, January 30, 2019
-
Soomaaliya Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Dalalka Ugu Musuqa Badan Adduunka
Washington(Berberatoday.com)-Dalka Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka galay waddamada ugu musuq-maasuqa badan adduunka, halka dalka Denmark uu noqday waddanka ugu musuqa yar adduunka.
Sida lagu shaaciyey warbixin ay soo saarta...
Wednesday, January 30, 2019
-
Maraykanka: Nin Bukaan Ah Oo Xaday Kadibna Baahiyey Macluumaadka Mallaayiin Qof Oo Qaba Cudurka Dillaaga Ah Ee HIV-Aids !
USA(Berberatoday.com)-Nin Bukaan ah oo u dhashay Dalka Maraykanka ayaa waxa uu xaday Macluumaadka 14.2 oo qof oo qaba Cudurka Dillaaga Ah ee Hiv/Aids, kadib markii uu macluunaadkaasi xaday ayaa waxa uu ku baahiyey Internet-ka.
...
Wednesday, January 30, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|