-
Dowladda Ingiriiska Oo Safiir Cusub U Soo Magacowday Somaliland Iyo Soomaaliya
London(Berberatoday.com)-Dowladda boqortooyada Ingiriiska ayaa waxa maanta safiir cusub usoo magacowday dalalka Somaliland Soomaaliya.
Â
Safiirka cusub ee UK u fadhin doonaa Somaliland iyo Soomaaliya ayaa loo magacaabay Ben Fen...
Wednesday, January 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillahi Abokor Oo Kormeer Kutagay Biriishka Kala Jab Oo Dhaawac Sababay Shilal Gaadiid Uu Soo Gaadhay Oo Dayactir Lagu Wado
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillahi Abokor Oo Kormeer Kutagay Biriishka Kala Jab Oo Dhaawac Sababay Shilal Gaadiid Uu Soo Gaadhay Oo Dayactir Lagu Wado
 ...
Wednesday, January 30, 2019
-
Midowga Yurub Oo Ganafka Ku Dhuftey Dalab Uga Yimid Raysal Wasaaraha UK
London(Berberatoday.com)-Hogaamiyaasha Midowga Yurub ayaa meesha ka saaray iskudayga ay Ra’isulwasaaraha Britain Theresa May ku rabto in ay mar kale dib ugala xaajooto ka bixista Ingiriiska ee Midowga Yurub bisha March.
Â...
Wednesday, January 30, 2019
-
Dr Abiy Axmed: Dameeraha Adari Ninka Foofiya Ayaa Soo Xareeya
W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Kacdoonkii qoomiyadaha Axmaarada iyo Oromadu wuxuu horseeday iscasilaaddii ra’isal wasaarihii Itoobiya Hailemariam Deselagn oo isagu ka soo jeeday qoomiyadaha koonfurta. Haddaba si xiisadahaa kacsan ...
Wednesday, January 30, 2019
-
Xisbiga Waddani Oo Sheegay Inay Diyaar U Yihiin Doorasho Aanu Komishanka Wakhtigani Maamulayn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, ayaa sheegay inay Xisbi ahaan diyaar u yihiin inay Doorashada galaan, balse aanay diyaar u ahayn in Komishanka Doorashooyinka oo jooga ...
Wednesday, January 30, 2019
-
Tahriibayaal Ka Badan 130 Qof Oo Laba Doonyood Ay Badda Kula Degeen
Tripoli(Berberatoday.com)-Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegeysaa in la la’yahay dad kor u dhaafaya 130 qof oo muhaajiriin ah kaddib markii labo doonyood oo ay saarnaayeen ay kula degeen xeebaha da...
Wednesday, January 30, 2019
-
Dal Muslim Ah Oo Dadkiisa Ka Mamnuucay In Aysan Xannaaneysan Karin Eeyga
Iran(Berberatoday.com)-Caasimadda dalka Iiraan waxaa laga mamnuucay dadweynaha dalkaasi inay Eeyga ay ku dhex wataan gudaha magaalada Tehraan, waa tallaabo la doonayo in looga hortaggo in dadka dalkaasi ay Eeyga ku xannaaneystaan ...
Wednesday, January 30, 2019
-
Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Bilaabay Qorshe Uu Kula Xisaabtamayo Wasiiradiisa
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa bilaabay qorshe uu kula xisaabtamayo golihiisa wasiirada oo ay 100 maalmood ka soo wareegtay markii uu bishii Oktoobar ee kal hore xilalka u magacaabay, waa...
Wednesday, January 30, 2019
-
Dawladda Sucuudiga Oo War Ka Soo Saartay Dhoofka Xoolaha Soomaalida, Kuna Baaqday In Laga Soo Baxo Shuruudaha Lagu Xidhay Xayiraad Ka Qaadista
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka deegaanka, biyaha iyo beeraha ee boqortooyada Sucuudiga Injineer Cabdaraxmaan Al-Fadli ayaa xaqiijiyey in aanay boqortooyada Sucuudigu aqbali doonin cadaadis uu sheegay in dalkiisa lagu saaray...
Wednesday, January 30, 2019
-
Sirdoonka Mareykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Kooxda Daacish
USA(Berberatoday.com)-Sida laga soo xigtay agaasimaha mukhaabaraatka qaranka Mareykanka Dan Coats, kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ee IS ayaa wali amarta kumanaan dagaalamayaal ah oo ku sugan gudaha Ciraaq iyo Suuriya waxa a...
Wednesday, January 30, 2019
« Previous Page — Next Page »