|
Warar
-
Bandow Lagu Oo Rogay Magaalada Jigjiga
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Shir deg deg ah oo ay yeesheen hay’addaha Amniga dowlad deegaanka Soomaalida ayaa lagu mamnuucay dhaqdhaqaaqa magaalada Jigjiga wixii ka danbeeya 10:00 Habeenimo
Saraakiisha Amniga ayaa sheegay in...
Wednesday, January 30, 2019
-
“Gobolka Maroodijeex Waa Gobolka Ugu Dadka Badan, Uguna Codadka Badan. Wuu Ku Dulman Yahay Kuraasta Wakiilada”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog),oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, kana tirsan Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in Doorashada aanay dhici karin iyada oo aan...
Wednesday, January 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Wasaarada Ciyaaruhu Shaqadii Loo Igmadey Ay Ku Fashilantey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu eedeymo kulul u jeediyey wasaarada ciyaaraha Somaliland isaga oo ku sifeeyey in wasaaradaasi ay shaqadii qaranka ay u haysay ay si...
Wednesday, January 30, 2019
-
Madaxtooyada Oo La Sheegay Inay Beesha Caalamka U Balan Qaaday Inay Reer Somaliland Heshiis Ka Gaadhi Doonaan Khilaafka Doorashada Golaha Wakiilada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay wakiilada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ku wargelisay in heshiis laga gaadhi doono is-mariwaaga ka taagan doorashada go...
Wednesday, January 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Proffesor Aadan Xaji Cali Oo Soo Bandhigay Dacwadihii Soogalay Garsoorka Dalka Iyo Waxqabadkii Sanadkii Tagay Ee 2018ka Uqabsoomay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Proffesor Aadan Xaji Cali Oo Soo Bandhigay Dacwadihii Soogalay Garsoorka Dalka Iyo Waxqabadkii Sanadkii Tagay Ee 2018ka Uqabsoomay
htt...
Tuesday, January 29, 2019
-
Akhriso Qisada Nin Soomaali Ah Oo Si Caddaalad Darro Ah Loogu Daldalay Britain
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safia Maxamed, ayaa la yaabtay markii ay ogaatay in qofkii ugu danbeeyey ee lagu daldalo gobolka Wales, ee dalka Britain, uu ahaa Soomaali.
Inta badan Soomaalida Britain tegtay, ayaa halkaasi gaadhey ...
Tuesday, January 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyay Xaalada Dalka, Eedaymana U Jeediyay Xukuumada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka dayriyay xaalada guud ee dalku ku sugan yahay, Isagoona galdaloolooyinka jira ku eedeeyay Xukuum...
Tuesday, January 29, 2019
-
Xisbiga UCID Oo Gudoomiye Ciro Ku Eedeyey Inuu Kulamo Qarsoodi Ah La Qaatey Madaxweyne Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi CabdirashiiD Bas Baas gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga UCID ayaa waxaa gudoomiyaha xisbiga Waddani C/raxmaan Ciro ku eedeyey in uu kulan qarsoodi ah la yeeshay madaxweyne Muuse Biixi
...
Tuesday, January 29, 2019
-
Xukumada Sucuudiga Oo Eedeeyay Masuuliyiinta Soomaalida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka degaanka, biyaha iyo beeraha ee Boqortooyada Sucuudiga Md Cabdiraxmaan Alfadli ayaa masuuliyiinta Soomaalida ku eedeeyay in ay ku fashilmeen hagaajinta maxsharrada xoolaha si xayiraadda looga qa...
Tuesday, January 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuul Shaaciyay Inuu Usharaxan Yahay Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Yuusuf Ciise oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbi xaakimka talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa markii u horaysay shaaciyay in uu u sharaxan yahay jagada Guddoomiyaha golaha dhexe ...
Tuesday, January 29, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|