-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Baanka Dhaxe Oo Ka Warbixiyey Shir Uu Kaga Qayb Galay Dalka Ingiriiska
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa waxaa uu ka war bixiyey shirar kala duwan oo uu kaga qeyb galay dalalka qaarada Yurub gaar ahaan dalka UK
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https:...
Friday, December 7, 2018
-
Guddiga Diiwaangelinta Oo Ka Hadlay Mooshinka Xisbiyada Ku Saabsan Ee Guurtida Loo Gudbiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Guddida Diwaangelinta Ururadda iyo Anxisixinta Xisbiyada Qaranka Xasan Axmed Ducaale(Xasan Macalin), ayaa ka hadlay mooshinka ay walaaca ka muujiyeen Xisbiyada Mucaaradku ee loo gudbiyay gol...
Friday, December 7, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qaraxyo Miino Oo Jig Jiga Lala Maaganaa Oo La Fashiliyay
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta fashiliyay qaraxyo miino oo lala maaganaa magaalada Jig Jiga.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/P_IcTq70uVA
&...
Friday, December 7, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Kuxigeenkii Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Ku Dhawaaqaya Inuu Iscasilay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Jaamac Gudoomiye ku xigeenka Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu xilkaasi iska casilay
Masuulkan ayaa waxaa uu iscasiladiisa ku sababee...
Friday, December 7, 2018
-
Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Sida Fiinta Uga Qeyliyey Qalab Ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Rakibeyso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jaamac Hilaac xoghayaha boosaha iyo Isgaadhsiinta ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley qalab ay rakibeyso wasaarada boosaha Somaliland taas oo uu sheegay in qalabkaas ay ku baxeyso lacag d...
Friday, December 7, 2018
-
“Golaha Wasiirrada Madaxweyne Biixi Waxay Burinayaan Balanqaadyadii Uu Ololaha Ku Galay Ee Ahaa Inuu Magacaabo Rag Iyo Dumar Karti Iyo Awood Leh”.Prof Axmed Ismaaciil Samatar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa si cad u sheegay in lagu hungoobay waxyaabihii laga filayey madaxweyne Muuse Biixi iyo siyaasadii xisbiga Kulmiye ee uu sha...
Thursday, December 6, 2018
-
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Faalo Ka Bixiyay Odhaahda siyaasiyiinta Somaliland Walaacna Ka Muujiyay Siday Uwax Usocdaan Dalka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Ka mid ah siyaasiyiinta miisaanka leh ee aqoonta fogleh, Kana Tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, horena Musharax Madaxweyne uga noqday, kuna soo tabcay Xisbinimaddii i...
Thursday, December 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Golaha Deegaanka Iyo Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Kulan La Qaatay Gudiyada Xaafadaha Berbera Iyo Nuxurka Wixii Laga Wada Hadlay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Golaha Deegaanka Iyo Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Kulan La Qaatay Gudiyada Xaafadaha Berbera Iyo Nuxurka Wixii Laga Wada Hadlay
https://youtu.be/TWUPP4Xv4Is
&nb...
Thursday, December 6, 2018
-
Xukumada Somaliland Oo Fariin U Dirtay Musharaxiinta Puntland Ee Ku Olaleynaya Soo Celinta Gobalada Sool Iyo Sanaag
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasarada biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxa auu fariimo adag hawda u mariyey musharaxiinta madaxweyne ee Puntland u tartameysa ee ku olaleya soo celint gobalka Sool iyo ...
Thursday, December 6, 2018
-
War Deg Deg Ah”War Saxafadeed Hada Ka Soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Nuxurka Uu Xambaarsan Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kal-fadhigii 25-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 06/12/2018,...
Thursday, December 6, 2018
« Previous Page — Next Page »