-
Amanka Magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo Oo Si Xoog Ah Loo Adkeeyey Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Amaanka magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo ayaa xukuumada Somaliland ay si xoogan u adkeysay magaalooyinkaas oo la filaayo inuu safar ku tago madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .
Magaalooyinkan ay...
Saturday, November 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Fanaan Maxamed Siciid BK Oo Barmaamijka Ololaha La Dagaalanka Qabyaalada Ku Qabtay Ceel-Afwayn Iyo Heeso Shacabka Qiiro Galiyay Oo Uu Kusoo Bandhigay.
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo mudooyinkii udanbeeyay gobolada Somaliland ku qabanayay Barmaamijka uu bulshada kaga wacyigalinayo Dhibta ay leedahay Qabyaaladu ayaa maanta Magaalada Ceel-A...
Saturday, November 24, 2018
-
The Poisoned Chalice & the Sabotage of Somaliland”Ahmed Mohamed Ibrahim Egal
The reference to a “poisoned chalice” was most notably used in Act I, Scene VII of Shakespeare’s Macbeth, when Macbeth is contemplating the consequences of murdering King Duncan. Macbeth broods as follows: “...
Saturday, November 24, 2018
-
Indonesia”Wiil Dhalinyaro Ah Oo Haweenay Uur Laheyd Qudha Kaga Jaray Su.aal Fudud Oo Ay Weydiisay
Jakarta(Berberatoday.com)-28jir u dhashay dalka Indenosia ayaa dilay haweenay 32jir ah oo uur lahayd, ka dib markii ay dhawr jeer ku cel-celisay su'aal ahayd; Goormaad guursaneysaa?.
28jirkan oo lagu magacaabo Faa'is ayaa hawee...
Saturday, November 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Borama Xaafado Ku Yaala Oo Ka Cabanaya Biyo Dhulka Hoostiisa Ka Burqamaya Oo Halis Galiyay Guryahay Daganaayeen Iyo Baaq Ay Xukumada Udireen
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Borama Xaafado Ku Yaala Bariga Magaalada Oo Ka Cabanaya Biyo Dhulka Hoostiisa Ka Burqamaya Oo Halis Galiyay Guryahay Daganaayeen Iyo Baaq Ay Xukumada Udireen
https://youtu.be/n1qXIpA3ryU?...
Saturday, November 24, 2018
-
Sheekh Aadan-Siiro Oo Hadlay Xaaladda Reer Somaliland Ku Sugan Yihiin & Qorshayaasha Shisheeyaha Damucu Ka Hayo Baddooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Ahmiyadda Diinta Islaamku siisay in Dadku Shaqo kasta oo ay qabanayaan u Talo-saartaan Illaahay (SW)...
Saturday, November 24, 2018
-
Warbixin”Wax Ka Ogow Dariiqada Qaadiriyada Iyo Culimada Xerta Halkay Ka Bilaabantay Iyo Halkay Somaliya Kasoo GashayDaawo Muuqalka”
Bosaso(Berberatoday.com)-Warbixin"Wax Ka Ogow Dariiqada Qaadiriyada Iyo Culimada Xerta Ee Soomaaliya Halkay Ka Bilaabantay Iyo Halkay Somaliya Kasoo GashayDaawo Muuqalka"
https://youtu.be/MM7KDONfTNU?t=200
...
Saturday, November 24, 2018
-
Xiisad Ka Dhex-Dillaacday Xubnaha Boqortooyada Reer Aala Sacuud Ee Sacuudiga
Riyadh(Berberatoday.com)-Iyadoo ay jirto kacdoon caalami ah oo ku aaddan dilka saxafiga Jamaal Khaashuqji, ayaa qaar ka mid ah qoyska reer Aala Sacuud waxay billaabeen kacdoon ka dhan ah in la difaaco dhaxal sugaha Sacuudiga Maxam...
Saturday, November 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Cabdul Xaq Rusheeye Iyo Sheekh Cabdiraxmaan Ceerigaaabo Oo Ay Isku Mihnad Ku Shaqaystaan Oo Degmada Sheekh Isku Haysta Iyo Eedo Ay Isku Mariyeen Warbaahinta
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Cabdul Xaq Rusheeye Iyo Sheekh Cabdiraxmaan Ceerigaaabo Oo Ay Isku Mihnad Ku Shaqaystaan Oo Degmada Sheekh Isku Haysta Iyo Eedo Ay Isku Mariyeen Warbaahinta
https://youtu.be/Ae0qk...
Saturday, November 24, 2018
-
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Xili Uu Gobalada Bari Safar Ku Maraayo Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtey kana soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa .
Gudoomiyaha ayaa mudooyinkii ugu dan...
Saturday, November 24, 2018
« Previous Page — Next Page »