-
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Wadaama Goo
Wadaama-goo(Berberatoday.com)-Shacab-weynaha ku dhaqan degmada Wadaama Goo ee gobolka Saraar, ayaa si ballaadhan usoo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi.
...
Friday, November 23, 2018
-
“Soomaali Iyo Cid Walba Nabad Baannu La Doonaynaa, Ninkii Nabadda Diida Ee Loo Taag Waayona Waannu Edbinaynaa”..Madaxweyne Muuse Biixi
Caynaba(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u deedafeeyey eedaymo ay golaha wasiirrada maamulka Puntland ku majaro habaabinayeen safarka uu ku marayo gobollo kamid ah dal...
Friday, November 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar
Caynaba(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa maanta uu gaadhey magaalada Caynaba halkaas oo shacabka magaaladaasi ay si balaadhan u soo dhaweyeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
ht...
Friday, November 23, 2018
-
Yuusuf Garaad Oo Farta Ku Fiiqay Dariiq Uu Sheegay Inay Somaliland Si Fudud Ictiraaf Ugu Heli Karto .
Moqdisho(Berberatoday.com)-Yuusuf Garaad Axmed Wasiirkii hore ee wasaarda arimaha dibada dalka Somaliya ayaa waxaa uu farta uu ku fiiqay dariiq uu sheegay in Somaliland ay si fudud Ictiraaf uga heli karto beesha Caalamka wax...
Friday, November 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”daacada BBCda Oo Qabatay Dood Ku Saabsan Wax Qabadka Madaxwayne Biixi Iyo Mucaaridka Oo Ku Kaliyaystay+Sobobta Xukuumada Uga Maqnaatay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Idaacada Af somalida ee BBCda Ayaa Qabatay Dood Kulul oo laga hadlaayay wax qabadka Xukuumada madaxwayne muuse biixi mudada halka sano ee ay xilka haysay taasi ka hadalkeeda ay ku kaliyaysteen macaarid...
Friday, November 23, 2018
-
“Faysal keligii Ha Loo Ogolaado Inuu Ku Xiiqo Wadahadalka Gudhan, Waayo Aad Buu Xiiso Ugu Hayaa Inuu Horfadhiisto Cid kasta Oo Dafirsan Xaqa Shacbiga Somaliland”Cali Guray, “
Hargeysa(Berberatoday.com)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamida masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe oo isagu Ika Horyimid Go,aankii ...
Friday, November 23, 2018
-
”Ciro Iyo Muuse Biixi Ayaa Masuul Ka Ah Xanaftii Doorashada..” Siyaasi Cabdillahi Geel Jire”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu Sheegay in xanaftii Doorashadii Madaxtooyadu ay ka tagtay ay masuul yadeeda leeyihiin Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gudoomiye Cabdirax...
Friday, November 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Suuq-yada Magaalada Burco
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Suuq-yada Magaalada Burco
https://youtu.be/ovjHv0dHoc4?t=189
Berberatoday.com...
Friday, November 23, 2018
-
Akhriso :- 6 Arrimood Oo Ragga Looga Baahan Yahay In Ay Ka Fekeraan Ka Hor Inta Aanay Guursan Xaas Labaad
Hargeysa(Berberatoday.com)-Rag badan waxa culays weyn ku haya waxa ay samayn lahaayeen marka ay ku dhalato hawada ah in ay samaystaan xaas labaad (Min yaraystaan). Cilmi baadhis dhawaan la sameeyay ayaa dhiiri galisay in ragga awo...
Friday, November 23, 2018
-
Maxaa Laga Ogyahay Shirkadaha Reer Jabuuti Ee Niista Ama Ciidda Ka Daabula Degaanka Saylac Ee G. Salal?
Seylac(Berberatoday.com)-Muddo ku siman 15 sano kaddib badi dadweynaha Soomaaliland waxba kama oga daabulka niista iyo ciidda teedsan dooxyada degaanada Saylac iyo Lawyacaddo ,kuwaasoo hadh iyo habeen shirkado fadhigoodu yahay dal...
Friday, November 23, 2018
« Previous Page — Next Page »