-
Daawo Muuqalka”Cabdiweli Gaas Oo Cabsi Ka Muujiyey Safarka Madaxweyna Somaliland Ee Bariga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo magaalada Garoowe ku yeeshay Kulankoodii Khamiista ayaa waxaa ay madaxweynaha Somaliland ku eedeyeen in uu rabshado hor leh ka abuuraayo gobalka Sool waa sida ay...
Friday, November 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Oo Reer Burco Udhagax Dhigay Dhismaha Laba Bariish, Fasiraad Dheeradana Ka Bixiyay Kelmada Handaraab Ee Lagu Naanayso
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Oo Reer Burco Udhagax Dhigay Dhismaha Laba Bariish, Fasiraad Dheeradana Ka Bixiyay Kelmada Handaraab Ee Lagu Naanayso
https://youtu.be/pu8_SJVKpd8?t=308
 ...
Thursday, November 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Wadooyinka Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Sababta Gaadiidka VITZ Looga Mabnuucay Safarada Gobolada Iyo Sharciga Loo Cuskaday Oo Wasiirku Faahfaahin Ka Bixiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka Iyo Hormarinta Jidadka Somaliland Abdullahi Abokor Osman ayaa warsaxafadeed kaso baxay xafiiskiisa ku sheegay inaany dhagaysan dad weynaha sharafta leh ee Somaliland dhawaaqyada baryah...
Thursday, November 22, 2018
-
General Jaamac Maxamed Qaalib Oo Ka Hadlay Isbedelada Uu Itoobiya Ka Wado Dr. Abiy Axmed Iyo Halka Ay Mustaqbalka Ku Dambayn Karaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-General Jaamac Maxamed Qaalib, ayaa markii u horaysay ka hadlay isbedelada ka socda Itoobiya iyo rajada xidhiidh isfaham oo dhex mari kara Itoobiya iyo Soomaaliya.
General Jaamac-yare, ayaa qoraal u...
Thursday, November 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Aadan Siiro Oo Ku Baaqay In Guurka La Jabiyo Oo La Joojiyo Lacagta Faraha Badan Oo Lagu Xidhayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu bulshada ugu baaqay in la jabiyo Guurka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/AqQUIP5HQs0
&nb...
Thursday, November 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wadayaasha Gaadiidka Itoobiyanka Ee Raashimada Caawimada Ah Berbera Ka Daabula Oo Ka Cabanaya Haayada WFP Oo Rarkii Kala Habsaantay Iyo Sahaydii Ooy Sheegeen Inay Ka Goday
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wadayaasha Gaadiidka Itoobiyanka Ee Raashimada Caawimada Ah Berbera Ka Daabula Oo Ka Cabanaya Haayada WFP Oo Rarkii Kala Habsaantay Iyo Sahaydii Ooy Sheegeen Inay Ka Goday
https://youtu....
Thursday, November 22, 2018
-
Axmed Siciid Cige Oo Ka Hadlaya Waayo Aragnimadiisa 20kii Sano Uu Idaacada BBC-da La Shaqaynayey
"Waxaan rasmi ahaan ugu biiray laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBC 15 Janaayo, 1999. waxaan la kowsaday xilli siyaasadda Soomaalidu ay meel xun mareysay oo la waday qabanqaabadii shirkii dowladda KMGka ee Carta.
Somaliland ...
Thursday, November 22, 2018
-
Qiso : Jaceyl Ay Buburiyeen Gantaalada Diyaaradaha Ee Israa’iil !
Suriya(Berberatoday.com)-Maalmo yar ayaa ka hadhsanaa Arooska Wiil magaciisa la yidhaahdo Faadi iyo gabadh magaceeda la yidhaahdo Yara, balse gantaalada Diyaaradaha Dagaalka ee Israa’iil ayaa waxay burburiyeen Farxadii labadaasi...
Thursday, November 22, 2018
-
Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Weerarkii UU Xalay Malayshiyaad Caare Hogaamiyaa Kusoo Qaadeen Magaalada Ceel Afweyn
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in weerarkii xalay magaalada Ceel-Afweyn ay ku soo qaadeen Jabhadda uu hoggaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre, aanu sababin wax khasaare ah.
Boos Mire Maxamed, w...
Thursday, November 22, 2018
-
“Madaxweyne Muuse Biixi Ma Joojin Karo Wada Hadalka Somaliya , Wuu Caadifad Hadlayaa”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga UCID waxaana uu ka Hadley safarka uu madaxweyne Biixi ugu baxay gobalada...
Thursday, November 22, 2018
« Previous Page — Next Page »