-
“Madaxweynaha Waxa Laga Sugayaa Inuu Isku Dheeli Tiro Mansabyada Qaranka”Siciid Cartan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo ka mid ah Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland, ayaa Madaxweynaha ugu baaqay inuu Xukuumaddiisa ku sameeyo isku shandhayn balaadhan, madaama uu ku til...
Thursday, November 22, 2018
-
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay Saraakiil Soo Dhamaysatay Dugsiga Tababarada Ee Darara-Weyne+Daawo Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa tababar u soo xidhay dufcad kamida ciidamada qaranka Somaliland oo tababar uu ugu soo dhamaaday dug...
Thursday, November 22, 2018
-
Wararkii Ugu Danbeeyey Weerar Uu Xalay Ceel Afweyn Ku Soo Qaadeen Malayshiyaadka Uu Higaamiyo Caare Iyo Khasaraaha Ka Dhashay
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wararkaka soo gaadhay Magaalada Ceel Afweyn warbaahinta Madaxbanaan ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo uu wado Korneyl Caare ay xalay weerar ku soo qaadeen Saldhig Ciidan oo ku yaala Magaalada Ceel ...
Thursday, November 22, 2018
-
Wariye Axmed Siciid Cige Oo Ka Fadhiistey Shaqadii Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Somaliga 20 Sanadood Kadib Iyo Wareysiyadii Ugu Layaabka Badnaayoo Uu Kawaramay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariyaha Axmed Siciid Cige ayaa maanta si rasmi ah uga fadhiistey shaqadii Idaacada BBC-da ka dib muddo 20 sanno ah oo uu ka shaqeynaayey waxaana uu maanta gaadhey da,da hawl gabka ee Idaacada BBc-da
...
Thursday, November 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Reer Oodweyne ..” Shacabka Reer Oodweyne Waa Dad Gob Ah …”
Oodweyne(Berberatoday.com)-Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland ayaa maanta gaadhey magaalada Oodweyne halkaas oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey .
Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyey shacabka reer Oodweyne wax...
Wednesday, November 21, 2018
-
Boqolaal Ka Tirsan Ciidamada ONLF Oo Soo Gaadhay Magaalada Jig Jiga Iyo Halka Ay Ka Yimadeen+Daawo Sawirada
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Boqolaal ka tirsan ciidamada ONLF ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada maamulka Itoobiya kuwaas oo xalay diyaarado lagaga soo dabuulay magaalada Asmara ee Dalka Eretria .
Imaa...
Wednesday, November 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Reer Oodweyne Maanta U Soo Dhaweeyeen Madaxweyne Muuse Biixi+Sawiro
Oodweyne(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Oodweyne ee caasimada gobalka Daadmadheedh ayaa waxaa ay si balaadhan u soo dhaweyeen waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta duhurkii gaadhey
...
Wednesday, November 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xaflada Shaacinta Musharaxnimada Cabdi Qaxwe Oo Berbera Si Balaadhan Uga Qabsoontay
Berbera(Berberatoday.com)-Cabdi Axmed Jaamac(Cabdi Qaxwe) oo utaagan kamid noqoshada xubnaha Golaha deegaanka Degmada Berbera ayaa maanta xaflad balaadhan ku qabsaday magaalada Berbera iyada oo taageerayaasl aad utira badani ay ka...
Wednesday, November 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shaqaalaha Xirfadaha Gacanta Ku Shaqeysta Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shaqaday Qaban Jireen Oo Shaqaale Ajaaniib Ahi Kala Wareegeen Iyo Digniin Culus Oo Ay Soosaareen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shaqaalaha Xirfadaha Gacanta Ku Shaqeysta Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shaqaday Qaban Jireen Oo Shaqaale Ajaaniib Ahi Kala Wareegeen Iyo Digniin Culus Oo Ay Soosaareen
https://youtu.be/...
Wednesday, November 21, 2018
-
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Ka Soo Horjeestay Isdhax-galka Siyaasadeed Ee Soomaaliya Iyo Itoobiya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamed ayaa si adag uga horyimid ololaha siyaasadeed ee ka socda Geeska Africa, gaar ahaan isku soo dhawaashiyaha siyaasadeed ee dalalka Soomaaliya iyo Ito...
Wednesday, November 21, 2018
« Previous Page — Next Page »