-
Daawo Muuqalka”Haweenaydii U Horreysay Ee Xirfadda Korontada Kaga Shaqaysata Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shaadiya Xasan oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxa ay noqotay haweenaydii ugu horeysay ee cilmiga xirfada korontada ka baratay Jaamacada Hargeysa Iyadoona xirfadaas korontada kaga shaqaysata.
Halk...
Thursday, November 1, 2018
-
Maxkamada Ugu Sareysa Dalka Itoobiya Oo Loo Magacaabey Haweenay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Markii ugu horaysay taariikhda ayaa Maxkamadda ugu sarraysa Dalka Ethiopia loo dhiibay haweenay.
Raysal waraaha Ethiopia ayaa haweenay lagu magacaabo Meaza Ashenafi, u magacaabay guddoomiyaha Max...
Thursday, November 1, 2018
-
Daawo : Cabdi Maxamuud Cumar Oo Mar Kale La Hor Keenay Maxkamada Itoobiya
Addes Ababa (Berberatoday.com)_ Daawo : Cabdi Maxamuud Cumar Oo Mar Kale La Hor Keenay Maxkamada Itoobiya
...
Thursday, November 1, 2018
-
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Maxuu Ka Yidhi Buuga Dooda Badani Ka Dhalatey EE Xirsi Qoray
Hargaysa (Berberatoday.com)_ Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar(Jawaan) ayaa ka hadlay doodaha ka dhashay buuga uu qoray hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo qo...
Thursday, November 1, 2018
-
Daawo:Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo kala saxiixday mashruuc ku kacaya $80 milyan..
Daawo:Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo kala saxiixday mashruuc ku kacaya $80 milyan..Nov 01.18
Hargeysa...
Thursday, November 1, 2018
-
Daawo:- Haweenay Somaliland ah oo xirfada laydhka oo ku shaqeysato iyo magaalada ay kaga shaqeysato !!!
Hargaysa-(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa markii ugu horeysay lagu arkay haweenaydii ugu horeysay ee kaga shaqeysata cilmiga korontada oo ay baratey waxaana gabadhaas lagu magacaaba Shaadiya Xa...
Thursday, November 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Olole Nadaafadeed Bilaabay Hawl Galiyayna Gadiid Casriya Oo Khashinka Guri Doona Iyo Shaqaale Dheeriya oo Hawshaas Loo Qaatay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Olole Nadaafadeed Bilaabay Hawl Galiyayna Gadiid Casriya Oo Khashinka Guri Doona Iyo Shaqaale Dheeriya oo Hawshaas Loo Qaatay
https://youtu.be/Bv3DWA7Dc...
Wednesday, October 31, 2018
-
Baanka Adduunka Iyo Dawlada Xamar Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Baanka Adduunka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxeexday heshiiska deeqdii lacageed ee dhawaantan loogu deeqay Soomaaliya. Lacagtan oo gaadhaysa 80 milyan oo do...
Wednesday, October 31, 2018
-
Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Wada Qorshe Ay Cashuuraha Ku Kordhineyso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Duqa Magaaladda Hargeysa ayaa shaaciyay in ay wadaan Qorshe ku saabsan Cashuur Kordhin, ka dib markii sida uu sheegay cashuurta hadda ay ka qaadaan shacabka la jaan gooyey wakhti aad u sii horeysay...
Wednesday, October 31, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dhalinyarada Dhismayaasha Ka Shaqeeya Ee Berbera Oo Ka Cabanaya Shaqaale Ajaaniib Oo Shaqadii Ka Qaaday Iyo Baaq Culusoo Ay Udireen Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Xukumada Sare
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhalinyarada Dhismayaasha Ka Shaqeeya Ee Berbera Oo Ka Cabanaya Shaqaale Ajaaniib Oo Shaqadii Ka Qaaday Iyo Baaq Culusoo Ay Udireen Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Xukumada Sare
https://yout...
Wednesday, October 31, 2018
« Previous Page — Next Page »