|
Warar
-
Qirashada Sucuudiga Ee Dilka Suxufi Jamaal Khashoggi, Hanjabaadda Turkiga, Wararkii Udambeeyey Iyo Taariikhda Marxuumka La Khaarajiyay
Istanbul(Berberatoday.com)-Dawladda Turkiga, ayaa balan-qaadday inay soo bandhigi doonto faafaahinta ku saabsan dilka Suxufiga Sucuudiga u dhashay ee Jamal Khashoggi, ka dib markii Sacuudiga markii u horreeysay qirtay in Jamal lag...
Sunday, October 21, 2018
-
Maalqabeenka Ugu Da’da Yar Afrika Oo Xoriyadiisa Dib U Helay Muddo Uu Afduubna Kadib.
Darasalam(Berberatoday.com)-Waxa xoriyadiisii dib u helay Maxamed Dewji oo ah maalqabeenka ugu da'da
yar qaaradan Afrika , kaas oo muddo 10 cisho ah u afduubnaa koox budhcad ah oo ka afduubtay caasimada tansaaniya ee Darasalaam...
Sunday, October 21, 2018
-
Fariin Caafimaad”Caabuqa Kaadi Haysta Ku Dhaca Oo Dumarka Aad Ugu Badan Xalkiisa Ugu Fiicani Waa In Ay Biyo Badan Cabto
Arab woman drinking water from a glass isolated on a white background
Washington(Berberatoday.com)-Cilmibaadhis caafimaad oo dalka Maraykanka lagu sameeyey ayaa daahfurtay in gabadha oo biyo badan cabta maalin kasta ay taha...
Sunday, October 21, 2018
-
Ciidamada Spain Oo Ka Hortegey Koox Tahriibeyaal Ah Oo Doonaayey Inay Ka Baxsadaan Xarun Ay Ku Jiraan.
Madrid(Berberatoday.com)-Laba askari ayaa dhaawac xoogani kasoo gaadhay kadib markii ay koox tahriibeyaal ahi isku dayeen in ay ka baxsadaan jeel ku yaala wadanka Spain , gaar ahaana magaaladda Madrid ee caasimadda dalkaasi .
...
Sunday, October 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cabdikariim Ahmed Mooge Oo Ka Hadlay Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Maayarka Hargeysa Iyo Qeybo Kamida Shacabka Degmooyinka Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cabdikariim Ahmed Mooge Oo Ka Hadlay Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Maayarka Hargeysa Iyo Qeybo Kamida Shacabka Degmooyinka Hargeysa
https://youtu.be/dEqyty5BNd8
&...
Sunday, October 21, 2018
-
Fadeexad Diblomaasiyadeed Oo Dul Hoganaysa Ergayga Midowga Yurub Ee Gobalka Geeska Afrika Iyo Lacag Laaluush Ah Oo Uu Ka Qaatay Farmaajo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan dalalka Geeska Afrika danjire Alexander Rondos, ayaa lagu eedeeyay inuu lacag laaluush ah ka qaatay dawladda Soomaaliya, si uu dawladda Soomaaliya ugu sameeyo suuq uu ku...
Sunday, October 21, 2018
-
Shirkada Dp World Oo Shaacisay Dekado Cusub Oo Ay Dooneyso Inay Gacanta Ku Dhigto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda DP world ee gacanta ku haysa maamulka dekedda Berbera, ayaa isha ku haysa inay gacanta ku dhigto maamulka iyo gacan ku haynta dekedaha dalka Ereteriya. Sidaas waxa ku dhawaaqay agaasimaha fulin...
Sunday, October 21, 2018
-
Dawlada Turkiga Oo Ku Hanjabtay Arin Cabsi Galisay Sucuudiga
Ankara(Berberatoday.com)-Turkiga ayaa balan qaaday in uu soo bandhigi doono faafaahinta ku saabsan dilka weriye Jamal Khashoggi, kadib markii Sacuudiga uu markii ugu horeeysay aqbaly in Marxuum Jamal lagu dilay gudaha qunsuliyadda...
Sunday, October 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Degmada Berbera Oo Marti Qaad Iyo Soodhaweyn Usameeyay Fanaanada Farxiya Fiska Oo Booqasho Kutimi Gobolka Saaxil
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiinta Degmada Berbera Oo Marti Qaad Iyo Soodhaweyn Usameeyay Fanaanada Farxiya Fiska Oo Booqasho Kutimi Gobolka Saaxil
https://youtu.be/n8ipY1vnNcc
...
Sunday, October 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Soo Gabagabeeyay Qiimeynta Iyo Qorshaha Mashaariicda 2019ka Ee Xaafadaha Berbera Laga Fulin Doono
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Soo Gabagabeeyay Qiimeynta Iyo Qorshaha Mashaariicda 2019ka Ee Xaafadaha Berbera Laga Fulin Doono
https://youtu.be/djXDi_JmYXs
...
Saturday, October 20, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|