-
Dawlada Iran Oo Si Qarsoodi Ah Gantaaleheeda Rida Dheer Leh Ugu Daabushay Dalka Ciraaq Iyo Xogo Sir Ah Oo La Ogaaday+Ujeedkeeda
Iran(Berberatoday.com)-Dawladda waddanka Iran ayaa waxa markiiugu horraysay la ogaaday in ay si qarsoodi ah gantaalaheeda riddada dhexe ugu daabushay goobo ay ka samaysatay gudaha dalka Ciraaq.
Saraakiil ciidamada sirdoonka...
Monday, September 3, 2018
-
Madxaf 200 Oo Sano Jiray Oo Dalka Brazil Ku Gubtay Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay
Brazil(Berberatoday.com)-Dab wayn ayaa ka kacay madxafka qaranka ee dalka Brazil ee ku yaalla Rio de Janeiro, wuxuuna ahaa mid ka mid ah kuwa ugu qaddiimsan dalkaas.
Dabdamiska ayaa daminaya dabka ka huraya dhismaha oo ay y...
Monday, September 3, 2018
-
Baashe Morgan Oo Xilkii Iyo Safaaradii Ku Wareejiyay Wakiilka Cusub Ee Somaliland Ufadhiyi Doona Dalka Isutaga Imaraatka Carabta Xasan Hirad Yasin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Dubai ee wadanka isutaga Imaaraadka Carabta xilkii safiirnimo ula kala wareegay Safiirkii hore ee Somaliland u qaabilsanaa wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta Baashe Caw...
Monday, September 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Sababta Ay U Hakisay Bixinta Liisamada Wadista Baabuurta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Sababta Ay U Hakisay Bixinta Liisamada Wadista Baabuurta
https://youtu.be/dTg28dPvh3M
Berberatoday.com...
Monday, September 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qaabka Uu Kusoo Xushay Golihiisa Wasiirada.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Baarlamaanka ismaamulka somalida itoobiya ayaa maanta Ansixiyay golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisay madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) kuwaasi oo ka koobnaa 27 xubnood iyo hanti dhawr...
Monday, September 3, 2018
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Is Barbar Dhigay Khataraha Iyo Faa’iidooyinka Somaliland Ugu Jira Saldhiga Milatari Ee Imaaraadku Ka Dhisanayo Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa is barbar dhigay khataraha iyo faa’iidooyinka Somaliland ugu jira saldhiga milatari ee ay siisay dawladda Imaaraadka Carabta.
Wasi...
Monday, September 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Warbixin Ka Diraariyay Goobaha Dalxiiska Somaliland Ee Biyo Kulul Iyo Xeebaha Berbera Ee Quruxda Badan
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Warbixin Ka Diraariyay Goobaha Dalxiiska Somaliland Ee Biyo Kulul Iyo Xeebaha Berbera Ee Quruxda Badan
https://youtu.be/j-W75OozFnk
...
Monday, September 3, 2018
-
Siyaasi Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Ka Hadlay Inay Shir Ka Dhan Ah Xukumada Muuse Biixi Wadaan Golihii Wasiirada Xukuumadii Siilanyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay waxa ka jira wararka sheegaya in Golihii Wasiiradda ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo oo uu ka mid ahaa ay wadaan Shirar k...
Monday, September 3, 2018
-
Qarax Ismiidaamina Oo Ka Dhacay Xarunta Maamulka Degmada Hawl Wadaag Ee Muqdisho Iyo Khasaare Dhimasho, Dhaawac Iyo Burbur Hantiyeeda oo Ka Dhashay
Muqdisho(Berberatoday.com0-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in goor dhoweyd weerar loo adeegsaday gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa lagu qaaday xarunta maamulka ee degmada Hawlwadaag.
Wararku waxay shee...
Sunday, September 2, 2018
-
Dib U Milicso Qisada Ku Duugan Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ka Sheekaynaya Dagaalkii Sokeeye 1993-Kii, Sababtii C/Raxmaan Tuur Xilka Looga Qaaday Ina Cartena Loogu Diiday Ee Cigaal Loogu Dhiibay + Doorkii Axmed Mire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaanu akhristayaashayada halkan ugu soo gudbinaynaa Qoraalka Muuqaal taariikhi ah oo laga Duubay Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi Waraabe) oo Hadda ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, Muuqa...
Sunday, September 2, 2018
« Previous Page — Next Page »