|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Taariikh Faneedka Fanaanka Weyn Ee Cabdalle Yuusuf Hanuuniye Iyo Wariye Cumar Seerbiya Oo Wareysanaya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"taariikh Faneeda Fanaanka Weyn Ee Cabdalle Yuusuf Hanuuniye Waxa Wareysanaya Cumar Seerbiya Goob Joog Muqdisho
https://youtu.be/s64q-8kOzuw?t=128
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Heesk...
Tuesday, September 4, 2018
-
“Cadaalad Daro Way Jirtaa Oo Aniga Ayay Igu Dhacday Oo Somaliland Oo Dhana Idaawanaysay. Korneyl Caarena Cadaalad Daro Way Ku Dhacday,Laakiin Maaha Inuu Qoriqaato Oo Dagaal Wax Ku Doono”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(BErberatoday.com)-"Cadaalad daro way jirtaa oo aniga ayay igu dhacday oo Somaliland oo dhana i daawanaysay. Korneyl Caare, cadaalad daro way ku dhacday, lkn maaha inuu qoriqaato oo dagaal wax ku doono, Somaliland wadahada...
Tuesday, September 4, 2018
-
Somaliland Shaqooyinka Muwaadiniintu Qaban Karaan Oo Ajaaniibta Laga Mabnuucay”Daawo Muuqal Wasiirka Shaqada,Qoyska Iyo Arimaha Bulshada Oo Sharaxaysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland Shaqooyinka Muwaadiniintu Qaban Karaan Oo Ajaaniibta Laga Mabnuucay"Daawo Muuqal Wasiirka Shaqada,Qoyska Iyo Arimaha Bulshada Oo Sharaxaysa
https://youtu.be/jphX8QXTASU
...
Tuesday, September 4, 2018
-
“Buubaa Waxan Leeyahay Cimrigaaga Haku Sabootiyin Taariikh Xumo Dadkana Qabyaalad Haku Fidmayn Kuwii Mudanaa Ee Geeriyoodayna Ha Aflagaadayne Xishood Ayaan Ku Leeyahay Nin Odaya Ayaad Tahaye”Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Ucid Mudane Buuni”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Buubaa Waxan Leeyahay Cimrigaaga Haku Sabootiyin Taariikh Xumo Dadkana Qabyaalad Haku Fidmayn Kuwii Mudanaa Ee Geeriyoodayna Ha Aflagaadayn Xishood Ayaan Ku Leeyahay Nin Odaya Ayaad Tahaye"Gudoomiye Kux...
Monday, September 3, 2018
-
Maxamuud Xaashi Iyo Boqor Buur-madow Oo Madaxweynaha Kala Hadlay Arrinta Guddoomiyenimada KULMIYE Iyo Guryo Xukuumaddii Hore Bixisay oo Dib Looggu Diiwaan-gelinayo Hantida Qaranka
Xogahu Waxa ay Sheegeen in Odeyadani ay Madaxweynaha Kala Hadleen Arrinta Gandi Library, Hargaisa Club iyo Arrimo Kale oo Xasaasi ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiin ka tirsan Xukuumaddii hore ee Madaxweyne Siila...
Monday, September 3, 2018
-
Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabtay Caddaalad-darro Uu Ku Eedeeyay Maayarka Burco
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad , ayaa soo bandhigay cadaalad darada Goboloda Bariga ee Mashruuca horumarinta ee SDF, isaga oo sheegay in gobolada Galbeedka ay Mashruucaa qateen 74% halka Gob...
Monday, September 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Eedo Culus Oo Falal Argagixiso Iyo Sameynta Jabhada Caare Hogaaminayo Isku Mariyay Warbaahinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Eedo Culus Oo Falal Argagixiso Iyo Sameynta Jabhada Caare Hogaaminayo Isku Mariyay Warbaahinta
https://youtu.be/iGzz6nxt3cA?t=188
&nb...
Monday, September 3, 2018
-
“Ismaaciil Buubaa Waxa Uu Igu Yidhi Mar Aanu Jabuuti Isku Aragnay 1993-gii Dagaal Sokeeye Waa Lagama Maarmaan Hadii Qaran Nimada Somaliland Laga Noqdana Sucuudigu Wuxu Ina Siinayaa 12 Million Oo Dollar”Siyaasi Aadan Ingiriis Oo Sir Weyn Fashiliyay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Ismaaciil Buubaa Waxa Uu Igu Yidhi Mar Aanu Jabuuti Isku Aragnay 1993kii Dagaal Sokeeye Waa Lagama Maarmaan Hadii Qaran Nimada Somaliland Laga Noqdana Sucuudigu Wuxu Ina Siinayaa 12 Million Oo Dollar"Si...
Monday, September 3, 2018
-
Daraasad Laga Sameeyay Khasaarihii Ka Dhashay Duufaantii Ku Dhuftay Somaliland oo La Shaaciyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda ka hortaga aafooyinka dabiiciga iyo kaydka raashinka ee Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday daraasad ay ka sameysay khasaarihii naf iyo maalba lahaa ee ay geysteen dabaylihii roobabka w...
Monday, September 3, 2018
-
“Caare Aniga Ayaa Ku Raacsan Inay Cadaalad Daro Jirto Taas Anaan Diidanayn…”Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen”Daawo Muuqal Hordhaca Barnaamijka Hal Adayga Ee Hctv
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Caare Aniga Ayaa Ku Raacsan Inay Cadaalad Daro Jirto Taas Anaan Diidanayn..."Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen"Daawo Muuqal Hordhaca Barnaamijka Hal Adayga Ee Hctv
https://youtu.be/7E5-YJaQM40?t=44
&n...
Monday, September 3, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|