|
Warar
-
Akhriso :- Tirada Weerarada Ay Ururka Al-Shabaab Qaadey Lix Bilood Gudahood Oo La Shaaciyey
Moqdisho(Berberatoday.com)-Ururkan ku abtirada Al-Qaacida ee Al-shabaab kana dagaalama gudaha dalka Soomaaliya ayaa daraasad la sameeyay lagu ogaaday in Lixdii bilood ee la soo dhaafay ay qaadeen xoogaggooda 418 weerar.
Weerarr...
Wednesday, September 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Jabhada Korneyl Caare Sameeyay Iyo Mawqifka Xisbiga Waddani Ka Qabo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu si adag uga Hadley arimo ay ka mid yahiin , jabhada Taliye Caare , Doorashooyinka Soo Socda, isbedelka Itoobiya ...
Tuesday, September 4, 2018
-
“Xisbiga WADDANI Ayaa Diray Kornayl Caarre, Lacagta-na Isaga Ayaa Siiya…” Xisbiga Ucid Oo Mar Kale Eedaymo Culus U Jeediyay Dhigooda Waddani”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Xisbiga WADDANI Ayaa Diray Kornayl Caarre, Lacagta-na Isaga Ayaa Siiya…” Xisbiga Ucid Oo Mar Kale Eedaymo Culus U Jeediyay Dhigooda Waddani"Daawo Muuqal
https://youtu.be/q0WYiDb0fgY?t=98
&nb...
Tuesday, September 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Fanaanada Yurub Geenyo Oo Cadaysay Inay Fanka Ka Baxayso In Kale
Hargeysa(Berberatoday.com)-fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo muuqaaliska soo duubtey ayaa waxaa ay beenisay inay ka baxday fankii isla markaana waxaa ay shaacisay in aanay wax Facebook ah isticmaalin
Halkan Hoose Ka Daawo ...
Tuesday, September 4, 2018
-
Akhri”Xeerka Kufsiga Ee Diinta Islaamka Ka Hor Imanaya, Madaxwayne Muuse Biixi-Na Dhaqan Galiyay
Waxaanu halka idinku soo gudbin doonaa xeer la sheegay in uu si toos ah uga hor-imanaya diinta islaamka oo muran badan ka dhex abuuray labada golle baarlaam ee wakiillada iyo guurtida kaasi uu dhawaan dhaqan-galiyay madaxweyna...
Tuesday, September 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Su,aalihii Adkaa Ee Ay Warbaahintu Ku Boobtey Gudoomiye Ciro Iyo Jawaabihii Uu Ka Bixiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Su,aalihii Adkaa Ee Ay Warbaahintu Ku Boobtey Gudoomiye Ciro Iyo Jawaabihii Uu Ka Bixiyey
https://youtu.be/MJjmhSWFNfc?t=41
Berberat...
Tuesday, September 4, 2018
-
Shirkii Iskaashiga Shiinaha IYo Africa Oo Soo Xidhmay Iyo Lacagta Ay Somaliya Ka Qaadan Doonta 60-ka Bilyan Ee Shiinuhu Bixinaayo+Daawo Sawiro
Beijing(Berberatoday.com)-Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika.
Waddanka Shiinaha, oo ka...
Tuesday, September 4, 2018
-
Xaglo Toosiye Oo Afka Furtey “Anigu Kulmiye Ma Ahi Jabahada Caare-Na..”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaglo Toosiye Oo Afka Furtey "Anigu Kulmiye Ma Ahi Jabahada Caare-Na.."Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ysZHHyM-0jA
Berberatoday.com...
Tuesday, September 4, 2018
-
Maxkamada Degmada Berbera Oo Xukun Ku Riday Afar Qof Oo Shaqaale Ka Ahaa Saldhiga Milateri Ee Berbera Oo Ugaadhsi Sharcidaro Ah Ku Sameeyay Duurjoog
Berbera(Berberatoday.com)-Maxkamadda degmada Berbera ayaa waxa ay xukun ku ridday afar qof oo ka mid ah lix qof oo u xidhnaa eedo la xidhiidha ugaadhsi sharci-darro ah.
Dadkan la xidhay oo shan ka mid ahi u dhasheen dalka Pakis...
Tuesday, September 4, 2018
-
Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Kulankii Ugu Horeeyay La Yeeshay Xukuumadiisa Iyo Amaro Culus Uu Faray
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu kulankii ugu horeeyay la yeeshay golihiisa xukuumada cusub.
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxume...
Tuesday, September 4, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|