-
Daawo Muuqalka”Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Kulul Uga Hadley Khilaafka Ka Dhex Qarxay Golaha Wakiilada Iyo Guurtida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Kulul Uga Hadley Khilaafka Ka Dhex Qarxay Golaha Wakiilada Iyo Guurtida
https://youtu.be/i52CrCyym-8
Berberatoday.co...
Wednesday, September 5, 2018
-
Dhagayso”Wariye Axmed Saciid Cige Oo Tabinaya Warbixin 40 Sano Ka Hor China Iyo Somaaliya Furitaankii Wadada Isku Xidha Burco Iyo Beledweyne Sanadii 1978-kii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka uu shiinuhu mashaariicda waaweyn ka fuliyey, waxaana ka mid ah dhismaha waddooyin isku xidha Burco Iyo Beledweyne taasoo dhererkeedu dhan yahay 967 KM.
Mashruucaa...
Wednesday, September 5, 2018
-
Baadigoob Loogu Jiro Dahab Boqortooyo Oo La Xaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Booliiska magaalada Hyderabad ee koonfurta dalka Hindiya ayaa billaabay baadhitaan ay ku samaynayaan xatooyo loo gaystay baaquli dahab ka samaysan oo dheeman lagu xardhay kaas oo ay lahayd boqrtooyo hore...
Wednesday, September 5, 2018
-
Ciidamada Amaanka Dalka Kenya Oo Hawl Gal Baadhiseed Ka Sameeyay Xarunta Tv Dawlada China Ku Leeyahay Nairobi
Nairobi(Berberatoday.com)-Ciidammo hubaysan oo la rumaysan yahay inay yihiin booliska Kenya ayaa howlgal ka sameeyay xarunta telefishinka Shiinaha uu ku leeyahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaaso ay ka qabteen dad ajaaniib...
Wednesday, September 5, 2018
-
“Waa Suurto Gal In Hogaanka Sare Ee Xisbiga Isbedel Ku Yimaado Doorashada Danbe ..” BBC Tv Oo Wareysi Kulul Ka Qaadey Gudoomiye Ciro”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu xalay wareysi Toos ah siiyey telefishanka warbaahinta BBC , halkaas oo Su,aalo badana uu kaga jawaabey
Gudoomiye Ciro oo ka...
Wednesday, September 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Ciyaaraha Oo Fariin Aadag Oo Hanjabaada Udiray Sarkaal Caaraha Jabhada Ku Dhawaaqay”Waa Inoo Dagaal Hadaad Dagaal Rabto”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Ciyaaraha Oo Fariin Aadag Oo Hanjabaada Udiray Sarkaal Caaraha Jabhada Ku Dhawaaqay"Waa Inoo Dagaal Hadaad Dagaal Rabto"
https://youtu.be/klaZULQdmhU
&nb...
Wednesday, September 5, 2018
-
Shilka Gaadiid Isku Dhacay Oo Hada Ka Dhacay Duleedka Tuulada Haleeya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shilkana Gaadhi oo ka dhashay laba gaadhi oo isku dhacay ayaa waxa la sheegay inuu ku geeriyooday hal ruux oo Nin rag ah sida ay sheegeen ciidamada nabad galiyada wadooyinka magaalada hargeysa oo gurmad ...
Wednesday, September 5, 2018
-
Xildhibaan Warfaa Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Sharciga La Tiigsado Wasiiradii Xukumadii Hore Uu Sheegay Inay Dalka Hantidiisii Boobeen Iyo Siilaanyo Uu Ku Tilmaamay Boris Yeltsin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa Ayaa Maruu La Hadlayey Warbaahinta Tilmaan Foolxun Ka Bixiyey Ex Madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo Iyo Golihiisii Wasiirada
Wuxuu Sheegay Xildhibaanku In Mar...
Wednesday, September 5, 2018
-
Boqor Buur Madoow Iyo Maxamuud Xaashi Oo Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadlay Hanti Qaran Oo Xiligii Xukumadii Siilanyo Ay Qaateen Shaqsiyaad Isugu Jira Masuuliyiin Iyo Ganacsato Kasoo Jeeda Beesha Bariga Burco Iyo Madaxweynaha Oo Gaashaanka Udaruuray Go,aankiisiina Ku Adkaystay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan Hargeysa ka furay Mashruuc ay wado Wasaaradda Hawlaha Guud, kaas oo lagu sugayo tirada dhulka danta guud iyo hantida Ma Guurtada ah ee Xukuumadda So...
Wednesday, September 5, 2018
-
Somaliland Oo Xorriyadiisii U Soo Celisay Xoghayaha Gaarka Ah Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Ay Xidhay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa dib ugu soo celisay xorriyadiisii Abdiqani Yasin Mohamed oo ah xoghayaha gaarka ah ee Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya.
Cabdiqani Yaasiin Max...
Wednesday, September 5, 2018
« Previous Page — Next Page »