-
Madaxweynihii Hore Ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo La Sheegay Inuu Xabsiga Ku Xanuunsanaayo Iyo Hooyadiis Oo Warbaahinta La Hadashey
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaadhaya dalka Itoobiya waxaa xabsiga ku xanuunsanaya Madaxweynihii dowlad deegaanka Somalida Itoobiya.
Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa la sheegayaa in xilligaan uu ...
Thursday, September 6, 2018
-
Dablay Hubaysan Oo Xalay Fiidkii Gaadhi Shirkadda Oomaar Leedahay Ka Afduubtay Magaalada Hargeysa + Ciidanka Booliska Oo Gurmad Galay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gaadhi Waaraad ah oo ay Lahayd Shirkadda Ganacsiga ee OOMAAR Company (OMINCO) oo badeecad xamuul ah u qaadayay Magaalada Burco kana baxayay Magaalada Hargeysa ayaa xalay Fiidkii Abbaaro Salaaddii Maqrib ...
Thursday, September 6, 2018
-
Dr. Gees Oo Lafo-gur Ku Samaynaya Isbedelka Geeska Afrika Iyo Saamaynta Isbedelkaas Ee Somaliland –
Webigan i walwaalayaw
Xaggee baad ii waddada?
Xaggee baad ii waddada?
Axmaday Abuubakar
Xagee ayuu ku dambayn doonaa is-beddelka iyo dabaylaha siyaasadeed ee ka dhacaya Geeska Afrika? Labadii sannadood ee u dambeey...
Thursday, September 6, 2018
-
“Arinta Caare Dawladu Way Ka Seexatey Waana Inankeenii Oo Cadhoodey ….” Xildhibaan Xoog Oo Si Adag Uga Hadley Jabhada Caare”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Arinta Caare Dawladu Way Ka Seexatey Waana Inankeenii Oo Cadhoodey …." Xildhibaan Xoog Oo Si Adag Uga Hadley Jabhada Caare"Daawo Muuqal
https://youtu.be/cFCZdPZqO50
...
Thursday, September 6, 2018
-
Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Maxamud Xaashi Cabdi Oo Shaqaalaha Wasaarada Hawlaha Guud Ka Hor Joogsaday In Ay Diiwaan Geliyaan Guri Uu Dawladda Kaga Jiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Dawaladii Madaxweyne Siilanyo ayaa shaqaalaha ku hawlan Diwaangelinta Hantida ma guurtada ee Qaranka ee Wasaaradda Hawlaha Guud ka hor istaagay inay gudaha u gal...
Thursday, September 6, 2018
-
Markab U Raran Ethiopia Oo Ku Soo Xidhay Dekeda Musawa Ee Dalka Eritrea Iyo Dalka Uu Ka Yimid
Asmara(Berberatoday.com)-Booqashadan ayaa loo arkaa in ay muhiim u tahay dadaalka ay Itoobiya inbadan ku doonayso in ay ku adeegsato dakadaha Eritrea markii u horraysay tan iyo markii uu qarxay dagaalkii xadka u dhaxeeyay ee labad...
Thursday, September 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Dalka Eritrea Iyo Ujeediisa
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta socdaalkiisii labaad uu ku tagay magaalada Asmra ee dalka Eritrea.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dalka Eritrea Yemane G. Mes...
Thursday, September 6, 2018
-
“Way Nagu Adag Tahay Inaanu Haamihii Wareejino Iyagoo Xoolahaygii Maqan Yihiin Mana Dhacayso Halkaana Noomay Marayn Wasiirka, Kulankii Madaxweynahana Waa Naloo Diiday”Gudoomiyaha Boodhka Gudida Shirkadihii Maamuli Jiray Haamaha”Cali Yaasin Kooshin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Shirkadihii maamuli jiray Haamaha shidaalka Berbera ayaa sheegay in Xukuumaddu ku Amartay in si deg-deg ah ay u wareejiyaan haamaha iyadoo aan la siin lacag ay sheegteen inay ka maqantaha...
Wednesday, September 5, 2018
-
Somaliland Iyo Ganacsatada Maamusha Haamaha Shiidaalka Oo Khilaaf U Dhaxeeyo Iyo Qiimihii Shiidaalka Oo Meel Sare Gaadhay+Xaalad Shiidaal La,aaneed Oo Laga Cabsi Qabo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi iyo ganacsatadii maamulaysay haamaha Kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera.
Khilaafkan ayaa yimid ka dib markii uu madaxwey...
Wednesday, September 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Jiif Caaqil Reer Sanaaga Oo Sheegay In Caaqilkii Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Ku Biiray Jabhada Taliye Caare
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Jiif Caaqil Reer Sanaaga Oo Sheegay In Caaqilkii Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Ku Biiray Jabhada Taliye Caare
https://youtu.be/oUsf4YCtXAs?t=86
Berber...
Wednesday, September 5, 2018
« Previous Page — Next Page »