-
Daawo Muuqalka”Ardeyda Jaamacada Burco Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Canaantay Inuu Kala Soo Qeyb Gali Waayay Xafladii Qalin Jabintooda
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ardeyda Jaamacada Burco Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Canaantay Inuu Kala Soo Qeyb Gali Waayay Xafladii Qalin Jabintooda
https://youtu.be/dh_10g0DyP8
Berber...
Friday, September 7, 2018
-
Itoobiya, Soomaaliya Iyo Eritrea Oo Heshiis Wada Saxeexday
Asmara(Berberatoday.com)-Dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Eritrea ayaa heshiis ku wada saxeexday magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.
“Heshiiskan ayaa dhigaya in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi d...
Thursday, September 6, 2018
-
Ujeedada Hawl-gal Ciidanka Dab-Demisku Ka Fuliyeen Qasriga Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska JSL ayaa shalay hawlgal hal maalin ah ku fuliyey xarunta Madaxtooyada Somaliland oo ah xarunta xafiiska dalka looga arrimiyo ee uu ku shaqeeyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Sidaan...
Thursday, September 6, 2018
-
Markab Itoobiya Oo Leedahay Ku Xidhay Dekedda Eratariya Iyo Raysal-Wasaare Abyi Axmed Oo Ku Sugan Asmara
Asmara(Berberatoday.com)-Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa 20 sano kadib Maanta ku xidhay Dekedda Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea.
Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hadda ku sugan dalka ...
Thursday, September 6, 2018
-
Saraakiisha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Sheegay In Korneyl Caarre Dhibaato Ka Geystay Gobolka Sool.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si adag uga hadlay jabhadda Kornayl Caarre ka samaystay maamulka Puntland dhexdiisa.
Waxaanu Talisku sheegay in hore uu Kornayl Caarre falal dambiyo ah uga ...
Thursday, September 6, 2018
-
Diyaarad Siday 538 Ruux Oo Gurmad Deg Deg Ah Loogu Sameeyay Garoonka New York Iyo Sababta
USA(Berberatoday.com)-Saraakiisha ayaa sheegay in toban iyo sagaal ruux ay xanuunsadeen ka dib markii diyaarad ay leedahay shirkadda Emirates airline ay ka caga dhigatay garoon ku yaalla magaalada New York.
Diyaaraddan aya...
Thursday, September 6, 2018
-
Diblomaasiyadii Gobalka Oo U Dheeliday Dhinaca Ereteriya, Djibouti Oo Banaan Joogta Iyo Farmaajo Oo U Muuqda Inuu Ka Leexday Jidkii Madaxweyne Geele
Hargeysa(Berberatoday.com)-Markabkii ugu horeeyay ee ganacsi ee ay Itoobiya leedahay ayaa 20 sannadood markii u horaysay shalay si rasmi ah ugu xidhay dekedda Musawac ee dalka Ereteriya.
Markabka caanka ah ee “The Mekelle...
Thursday, September 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Gaadhi Hargeysa Lagu Afduubay Xalay Oo Budhcadii Dhacday Laga Soo Reebay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Gaadhi Hargeysa Lagu Afduubay Xalay
https://youtu.be/SrIs0iUmRCA
Berberatoday.com...
Thursday, September 6, 2018
-
Dawladda Ethiopia Oo Safaaradeedii Eritrea Saaka Dib U Furtay+Daawo Sawirada
Asmara(Berberatoday.com)-Madaxda dawladda Ethiopia iyo Eriteriya ayaa saaka dib u furay Safaaradii ay dawladda Ethiopia ku lahayd dalka Eriteriya caasimadiisa Asmara, sida ay sheegtay idaacadda Dawladda Ethiopia ee Fana.
Ra’i...
Thursday, September 6, 2018
-
Dagaal Beeleed Saaka Ka Qarxay Deeganda Koonfurta Magaalada Laascaanood .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhayamagaalada Laascaanood ayaa waxaa ay sheegayan in saaka uu dagaal beeleed ka qarxay deeganka Dhumay oo 56 KM dhinaca Koonfureed ka xigta magaalada Laascaanood .
Labadan Beelood...
Thursday, September 6, 2018
« Previous Page — Next Page »