-
Madaxweyne; Waxa La Joogaa Wakhtigii Aad Shir Isugu Yeedhi Lahayd Wasiiradii Arrimaha Dibadda Soo Maray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Isbedelo siyaasadeed, diblomaasiyadeed iyo dhaqaale ayaa si xawli ah uga socda gobalka Geeska Afrika. Waxa isbedelkaas hormuud u ah raysalwasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed oo isbedelka oo uu dalkiisa ka ...
Saturday, September 8, 2018
-
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Waramay Isbedelada Gobalka Ka Socda Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Karaan Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay isbedelada ka socda gobalka Geeska Afrika iyo saamaynta ay ku yeelan karayaan Somaliland, waxaanu sheegay in isbedel kasta oo goba...
Saturday, September 8, 2018
-
Magaalo Ka Mid Ah Dal-weynaha Maraykanka Oo Aqoonsatay Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland
Clarkston(Berberatoday.com)-Golaha Deegaanaka Magaalada Clarkston ee dalka Maraykanka ayaa si rasmiya ah ugu dhawaaqay inay Somaliland u aqoonsadeen Dawlad Madax-bannaan, waxaanu Golaha deegaanku sheegay in sababta ay u ictiraafee...
Friday, September 7, 2018
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur Oo Taagero Umuujiyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ahaa waftigii la socday Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ee soo gudanayay waajibaadka Xajka islamarkaana la kulamay boqorka Suciidiga iyo madaxda dalkaasi oo ...
Friday, September 7, 2018
-
Waa Noocma Heshiiska Hor Dhaca Ah Ee Ay Gaadheen Dalalka Jabuuti Iyo Eretrea ? + Akhriso
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dowladaha Jabuuti iyo Eretrea ayaa Shalay gaadhay heshiis horudhac ah oo u Gogol-xaadhaya in lasoo Af-jaro colaaddii muddo ka taagnayd xadlka ay wadaagaan Labada Dal ee dhalisay Gacan ka hadalka.C...
Friday, September 7, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Markii Ugu Horeysay Wasiirka Arimahada Dibada Dalka Eretria
Jabuuti(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweynaha Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Markii Ugu Horeysay Wasiirka Arimahada Dibada Dalka Eretria
https://youtu.be/4q4FUJ8_5xs?t=2
Be...
Friday, September 7, 2018
-
Xildhibaan Xamse Yuusuf Xoorxor Oo Uhore U Ahaa Xildhibaan Degmo Dalka Sweden Oo Sanadkan U Ordaaya Xildhibaan Baarlamaan Isaga Oo Hantay Quluubta Shacabka Gobolka Uu Ka Sharaxyahay
Sweden(Berberatoday.com)-Dalka sweden waa dal dimuquraadiya oo ka mida dalalka ugu horeeya nidaamka axsaabta badan.waxaa hada doorashada ku tartamaya todoba xisbi oo afar kamida laysku yidhaahdo xulufo.aliens.oo kala ah modarate.c...
Friday, September 7, 2018
-
Akhriso Warsaxaafadeed Madaxtooyadu Kasoo Saartay Sababta Uu Madaxweyne Muuse Biixi Uga Qeyb Gali Waayey Qalin Jabintii Ardeyda Jaamacada Burco
Hargeysa(Berberatoday.com)-War Saxaafadeed laga soo saarey xafiiska madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa lagaga Hadley sababta uu madaxweyne Muuse Biixi uga qeyb gali waayey qalin jabinta ardeyda Jaamada Burco.
War saxaafadeedka ...
Friday, September 7, 2018
-
Maxkamad Ku Taalla Dalka Ingiriiska Oo Jabuuti Ku Amartay In Aanay Ka Bixin Heshiiskii Ay La Gashay Dp-World
UK(Berberatoday.com)-Maxkamadda sare ee England Iyo Wales ayaa go’aan ay ka soo saartay khilaafka u dhexeeya Jabuuti iyo Dp-World, waxay ku amartay hay’adda marsooyinka dalka Jabuuti inay joojiso inay ka baxdo heshiiskii hore ...
Friday, September 7, 2018
-
Daawo Muuqalka”Garaad Jaamac Ismaciil Oo Si Adag Uga Hadley Dagaalka Cusub Ee Duleedka Laascaanood Ku Dhex Maray Laba Beelood
Laascanod(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Garaad Jaamac Ismaciil Oo Si Adag Uga Hadley Dagaalka Cusub Ee Duleedka Laascaanood Ku Dhex Maray Laba Beelood
https://youtu.be/hsClHAa8axc
Berberatoda...
Friday, September 7, 2018
« Previous Page — Next Page »