-
Waa Kuma Dalka Cusub Ee Ku Biiri Doona Dhawaan Urur Gobaleedka IGAD ? + Akhriso
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Eritrea ayaa dib ugu biireysa urur goboleedka IGAD iyadoo munaasabad loogu oggolaanayo lagu wado in lagu qabto magaalada Addis Ababa toddobadka dambe.
Image result for Isaias Afwerki
Eritrea aya...
Sunday, September 9, 2018
-
Daawo Muuqalka”Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Oo Ku Baaqay Inay Dhalinyaradu Tahriibaan Iyo Jawaabta Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa wax laga xumaado iyo niyad-jebin badheedh ah ku tilmaamay Hadal ka soo yeedhay Agaasimaha Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile oo Ardayda...
Saturday, September 8, 2018
-
Dib U Milicso Mid Ka Mid Ah Khubadihii Taariikhda Galay Ee Marxuum Cigaal Jeediyay Wakhtigii Dagaalada Sokeeye!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah Khudbadihii Taariikhda galay ee uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal umadda u jeediyey wakhtigii dagaallada sokeeye dalka ka qarxeen 1994-kii ee uu sida gaa...
Saturday, September 8, 2018
-
Dawladda Dalka Shiinaha Oo Tiradda Wadamadii Ka Qayb Galay Shirkii Shiinaha Iyo Afrika Shaacisay
China(Berberatoday.com)-Dawladda Dalka Shiinaha ayaa sheegtay in ay heshiis is afgarad la gashay 37 dal oo ka mid ah wadamada Qaaradda Afrika, heshiisyaddas oo isugu jira mashaariic dhisme iyo kuwo kale oo ganacsi .Waxaanay dawlad...
Saturday, September 8, 2018
-
Akhriso :- War Wurtiyeed Maxay Ku Heshiiyeen Itoobiya Eritrea , Jabuuti Iyo Somaliya
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo booqasho wadajir ah ku tagay dalka Jabuuti si loo dardar galiyo dadaallada lagu hagaajinayo xiriirka Jabuuti iyo Eritrea oo xuma...
Saturday, September 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Obama Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Donald Trump.
Washington(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Obama Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Donald Trump.
https://youtu.be/A1W2q5qEiK0
Berberatoday.com...
Saturday, September 8, 2018
-
Jimicsiga Luguhu Waxa Uu Ka Hortag Fiican U Yahay Cudurrada Wadnaha Ku Dhaca
WashingtonCilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa lagu ogaaday in jimicsi fudud oo lugaha loo sameeyo 10 daqiiqo oo keliya maalintii ay ka hortag fiican u tahay dhibaatooyinka caafimaad darro ee sababtoodu tah...
Saturday, September 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Jamacada Burco Oo Qiray Inaanay Madaxweynaha Ku Casuumin Xaflada Qalin Jabinta Ardayda
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha jaamacada Burco Prof Saleeban Dirir Cabdi ayaa waxaa uu ka hadley war saxaafadeed xalay uu saaray madaxweyne Muuse Biixi oo lagu sheegay in sababta uu madaxweynuhu qalin jabinta Jaamacada Burco ...
Saturday, September 8, 2018
-
Maqaal Uu Qoray Qof Magaciisa Qariyey Ayaa Kala Shaki Ka Dhex Abuuray Madaxda U Sarraysa Aqalka Cad Ee Mareykanka
Washington(Berberatoday.com)-Maqaal uu qof magaciisa qariyey qoray oo arbacadii ina dhaaftay ku soo baxay wargeyska caanka ah ee New York Times, ayaa shaki ku riday madaxda aqalka cad ee Maraykanka oo uu ugu horreeyo madaxweyne Do...
Saturday, September 8, 2018
-
Dagaal Ka Dul Socda Markab Ku Soo Caariyay Mid Kamid Ah Xeebaha Somaliya
Boosaaso(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya degaanka Galhagoog oo 270-KM dhanka Bari kaga began magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal culusi xalay fiidnimadii.
Dagaalka oo ley...
Saturday, September 8, 2018
« Previous Page — Next Page »