|
Warar
-
Trump Waxa Uu Doonayey In Uu Madax Jebiyo Erdogaan Laakiin Isagii Ayaa Dabin Ku Dhacay “Washington Post
Washington(Berberatoday.com)-Bishan markii uu Trump isku dayayey in uu madax jebiyo Turkiga oo uu ogolaysiiyo in ay sii daayaan baadariga Maraykanka ah, waxa uu isku hallaynayey in tallaabooyinkii ciqaabeed ee uu dhinaca dhaqa...
Saturday, September 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ciidankii Haystey Mudada Shanta Sanood Ku Dhaw Xarunta Wargeysyada Haatuf Madia Oo Laga Qaaday Maanta Iyo Gudoomiyaha Wargeysyadaas Oo Ka Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ciidankii Haystey Mudada Shanta Sanood Ku Dhaw Xarunta Wargeysyada Haatuf Madia Oo Laga Qaaday Maanta Iyo Gudoomiyaha Wargeysyadaas Oo Ka Hadlay
https://youtu.be/6GtkLIXQwso?t=227
&n...
Saturday, September 1, 2018
-
Maxaad Ka Ogtahay Labada Khabiir Ee Hagaya Siyaasadda Arrimaha Dibadda Ereteriya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Ereteriya Cismaan Saalax iyo la taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Ereteriya Yemane Ghebreab, ayaa si weyn loo dareemayaa saamayntooda diblomaasiyadeed tan iyo markii uu heshiis...
Saturday, September 1, 2018
-
Moa Waxa Uu Dilay 500 Oo Kun Oo Hal-Doorkii Dadkiisa Ahaa Iyo In Ka Badan 70 Milyan Oo Rayid Ah, Laakiin Waxaa Loo Aqoonsaday Aabihii Jamhuuriyadda
Beijing(Berberatoday.com)-Muddadii uu dalkiisa hoggaaminayey waxaa ay taariikhdu u aqoonsatay waqtigii ugu dhiigdaadinta badnaa taariikhda aadamaha oo dhan. Waxa uu dilay ama dhimashadooda sabab u noqday in ka badan 78 milyan oo d...
Saturday, September 1, 2018
-
Warbixin Ay Reuters Qortay Oo Soo Bandhigay Sida Ay UAE Awoodeeda Ugu Fidisay Dunida Oo Ay Somaliland Ku Jirto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa warbixin dheer oo falanqayn ah ka diyaarisay saamaynta ay dawladda Imaaraadka Carabtu ku leedahay siyaasadaha dunida iyo qaaradda Afrika.
Warbixintaasi, wax...
Saturday, September 1, 2018
-
“Haddaad Aragto Dhulbahante Iyo Habaryoonis Leh Waa Nala Haystaa, Inta U Saraysa Ayaa Cuqdada Qaaday, Waxaana Guul Darastay Siyaasiyiinta Oo Aan Anigu Ka Mid Ahay” Wasiir Saleeeban Cali Koore
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa digniin culus u diray dad uu sheegay inay isku dayayaan inay nabadgelyada iyo xasiloonida waxyeeleeyaan.
Wasiirka Wasaaradda Biyaha...
Saturday, September 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Oo Ku Baaqay In Wada Shaqeynta Golaha Wakiilada Ay Guurtidu Joojiso Iyo Sababtoo Uu Sheegay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland isla markaana maanta hadal ka jeediyey fadhigii saaka ee golahaasi ayaa waxaa uu xildhibaanada golahooda iyo shirgoonka-ba ugu ...
Saturday, September 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Markabkii Ugu Weynaa Abid Oo Dekeda Berbera Kusoo Xidhay Isagoo Sida Badeecad Konton Kun Oo Ton Ah Iyo Nooca Badeecada Tahay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Markabkii Ugu Weynaa Abid Oo Dekeda Berbera Kusoo Xidhay Isagoo Sida Badeecad Konton Kun Oo Ton Ah Iyo Nooca Badeecada Uu Sido
https://youtu.be/0JcI70CEtb0
...
Friday, August 31, 2018
-
Xukuumada Iyo Guddida Shirkadihii Laga Wareejiyey Hamaha Shidaalka Oo Khilaaf Ba’ani Ka Dhex-qarxay Iyo Kulamo Lagu Kala Kacay+Lacago Ay Dalbadeen Shirkadaha Haamaha Laga Caydhiyay Oo Laga Diiday
Berbera(Berberatoday.com)-Xiisaad cakiran iyo ismarawaa, ayaa ka dhex taagan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo guddidii Hamaha Kayd Shidaalka Berbera ee dhowaan Madaxweynuhu ka wareejiyey, kuwasoo sida ilo-wareedyo u dhuun-dalo...
Friday, August 31, 2018
-
Safiir Baashe Morgan Oo Diidan Inuu Safiirka Cusub Ee Imaaraadka Ku Wareejiyo Xilka Safaraada + Ex Madaxweyne Siilaanyo Uu Ergo Ugu Kaxaystay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Kala Khabbaynta Saamiyadii Uu Ku Qarsaday Dp World
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey dalka Imaaraadka carabta oo dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, u bedelay dalka Kenya Baashe Cawil (Morgan), ayaa ka war...
Friday, August 31, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|