-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Layaabka Lahaa Ee Raysal Wasaaraha Ingiriiska Loogu Soo Dhaweeyey Madaxtooyada Kenya
Nairobi(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaabkii Layaabka Lahaa Ee Raysal Wasaaraha Ingiriiska Loogu Soo Dhaweeyey Madaxtooyada Kenya
https://youtu.be/J5QGMb1lN1w?t=1
Berbera...
Friday, August 31, 2018
-
Madaxweynaha Farmaajo Oo La Kulmay Madaxweynaha Shiinaha Iyo Heshiisyo Ay Kala Saxeexdeen
Beijing(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping.
Wadahadallani waxa ay hordhac u y...
Friday, August 31, 2018
-
Ciidanka Badda Mareykanka Oo Qabtey Doon Hub U Sida Dalka Yemen Iyo Xeebta Lagu Qabtey
Yemen(Berberatoday.com0-Ciidamada badda ee Mareykanka ayaa sheegey inay ku qabteen oo ay ka hortageen hub gacanta Cadan, xilli ay dagaallo ka socdaan dalka Yemen.
Ciidamada ayaa war ay soo saareen ku sheegey in in markabka ...
Friday, August 31, 2018
-
Cabdi Iley Oo Shalay Maxkamadi Ka Diiday Damaanad Uu Dalbaday InLagu Sii Daayo Iyo Booliska Oo Dalbaday 14 Cisho Oo Baadhis
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa shalay maxkamad ku taala magaalada Addis Ababa ee Itoobiya la horgeeyay madaxweynihii hore ee deegaanka Soomalida Cabdi Maxamuud Cumar iyo saddex ruux oo kale.
Warbaahinta dawladda Itoobiya a...
Friday, August 31, 2018
-
Daawo Muuqalka”Faa’idooyin Laga Helo Geedka Garan Waaga Oo La Shaaciyey
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Faa'idooyin Laga Helo Geedka Garan Waaga Oo La Shaaciyey
https://youtu.be/j4rFYSQ8n_g?t=6
Berberatoday.com...
Friday, August 31, 2018
-
Dad Ajaanib Ah oo Lagu Laayay Dalka Koonfur Afrika iyo Boob Xoog Leh Oo Ka Socda Goobaha Ganacsiga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Booliska Koonfur Afrika ayaa xaqiijiyey in laba qof lagu dilay isku dhacyo dhex maray dadka wadankaasi iyo ajaanibka ku nool isku raranta Soweto.
Tukaamo ay leeyihiin dadka anaanibka ahi ayaa la fadha...
Thursday, August 30, 2018
-
Waa Maxay Sababta Ay Dawladda Jabuuti Khadyaan Uga Taaggan Tahay Dacaayadda Reer Galbeedka ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Jabuuti ayaa dacaayad badan kala kulmaysa hay’adaha iyo warbaahinta reer Galbeedka kadib markii ay xidhiidh dhanka maalgashiga la samaysatay dalka Shiinaha. Warbixino isa soo taraya oo warbaah...
Thursday, August 30, 2018
-
Somaliland Oo Dooneysa In Dawlada Sudan Ay Dhex Dhexaadiso Dalka Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Debadda Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa ka waramay kulan uu Xafiiskiisa kula yeeshay wafti ka socda Jaamacadda Afrika oo uu hoggaaminayayey Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadd...
Thursday, August 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Saraakiil Ciidan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland Oo Somaliland Isu Soo Dhiibay
Laascaanood(Berberatoday.com)-Taliska qaybta Booliska ee magaalada Laascaanood ayaa waxaa maanta lagu soo dhaweeyay Saraakiil ciidan oo ka soo goostay maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, oo ku soo biiray Ciidamada Somaliland...
Thursday, August 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maxaabiis Laga Soo Daayay Jeelka Ciqaabtiisu Darantahay Ee Jeel Ogaadeen Oo Kawaramay Cadaabta Iyo Ciqaabta La Mariyay
Jigjiga(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maxaabiis Laga Soo Daayay Jeelka Ciqaabtiisu Darantahay Ee Jeel Ogaadeen Oo Kawaramay Cadaabta Iyo Ciqaabta La Mariyay
https://youtu.be/AimvVRSYXnQ?t=233
https://youtu.be/AKWe4Xaqpmk?...
Thursday, August 30, 2018
« Previous Page — Next Page »