-
Riyadu Waxay Caddayn U Tahay Caafimaadka Maskaxda Iyo Deganaashaha !Cilmi Baadhis
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cilmi baadhis cusub oo dhawaan la daah furay ayaa waxa lagu xaqiijiyay in dadka sida degan u nool inta ay soo jeedaan ay ka riyooyin wanaagsan yihiin kuwa buuqa badan xilliga ay soo jeedaan, arrintaasi a...
Thursday, August 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Haaya’dda Shaqaalaha Somaliland Oo Shaaciyey Wakhtiga Ay Bilaabmeyso Buuxinta Boosaaskii Banaanadey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Haaya'dda Shaqaalaha Somaliland Oo Shaaciyey Wakhtiga Ay Bilaabmeyso Buuxinta Boosaaskii Banaanadey
https://youtu.be/RNKHaN4wYZI
Berberatoday.com...
Thursday, August 30, 2018
-
Kala Sadbursiga Bulshadu Waxa Uu Abuuraa Niyadxumo Iyo Farxad La’aan Sababta Xasilooni darro Siyaasadeed
Washington(Berberatoday.com)-Jonathan Rauch oo ah madaxa cilmibaadhayaasha maxadka Brookings ayaa sheegay in tobannaankii sano ee u dambeeyey ay kala go’ayeen koritaanka dhaqaale ee qofka iyo heerka farxaddiisu. Intii ka dam...
Thursday, August 30, 2018
-
Ingriiska Oo Shaaca Ka Qaaday Arimo Uu Ka Caawin Doono Dalka Nigeria
Nigeria(Berberatoday.com)-Dawladda UK ayaa heshiis amniga iyo dhanka difaaca la gashay Nigeria kaaso ka caawin doono xukuumadda madaxweyne Muhammadu Buhari la dagaalanka kooxda Booko Xaraam.
Heshiiskan waxaa shaaca laga qa...
Thursday, August 30, 2018
-
Bisaylka Ka Muuqday Khudbadii Madaxweyne Biixi Ee Shalay Iyo Bar-Bardhiga Kuwiisii Hore
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay munaasibad loo sameeyay ardayda ka qalin jabisay jaamacadda Hargeysa, wuxuu ka jeediyay khudbad kooban oo ka duwan khudbadihii hore ee looga bartay.
Madax...
Thursday, August 30, 2018
-
Madaxweynihii Hore Ee Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamuud Oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho Iyo Ujeedkiisa+Daawo Sawirada
Moqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa goordhoweyd soo gaadhay magaalada Muqdisho madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, oo muddo sanad ka badan ka maqnaa dalka Soomaaliya.
Safarka Xasan Sheikh Maxamuud, wuxuu yimid saac...
Thursday, August 30, 2018
-
Berbera”Doonyo Kaluumaysi Oo Dabayl Xagaadu Dajisay Iyo Cabasho Gurmad La,aaneed Oo Kasoo Yeedhay Kaluumaysatada”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Berbera"Doonyo Kaluumaysi Oo Dabayl Xagaadu Dajisay Iyo Cabasho Gurmad La,aaneed Oo Kasoo Yeedhay Kaluumaysatada"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/flCnZLEeQdg
...
Wednesday, August 29, 2018
-
Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Wasiiro Katirsanaa Xukumadiisii Oo Maanta Maxkamad La Horkeenay Iyo Dacwadaha Loo Haysto Oo La Shaaciyay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Sare ee Itoobiya ayaa waxaa la horkeenay Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo afar mas'uul kale oo maamulkiisa horey uga mid ahaan jiray.
Sida ay ...
Wednesday, August 29, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Shir Weynaha Shaqo Abuurka Ee Heer Qaran+Daawo Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta daah-furay shirweyne shaqo abuur loogu samaynaayo muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay wasaar...
Wednesday, August 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Proffesor Cabdi Ismaaciil Samater Oo Ka Hadley Isbedelka Maamulka Soomalida Itoobiya Ujeedada Ka Danbaysa
USA(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Proffesor Cabdi Ismaaciil Samater Oo Ka Hadley Isbedelka Maamulka Soomalida Itoobiya Ujeedada Ka Danbaysa
https://youtu.be/BG01b3NjPAk
Berberatoday...
Wednesday, August 29, 2018
« Previous Page — Next Page »