Hoggaamiyihii ISIS Ee Afghanistan Oo Duqeyn Lagu Dilay
Afghanistan(Berberatoday.com)-Hogaamiyihii ISIS ee dalka Afganistan oo mas’uul ka ahaa weerarradii dhawaan dhacay oo ay ku dhinteen boqolaal qof oo rayid ah, ayaa lagu dilay weerar diyaaradeed oo Mareykanku qaaday, sida ay saraa...