|
Warar
-
Baashe Morgan Iyo Xubno Kamid Ahaa Golihii Wasiiradii Xukumadii Siilanyo Oo Shirar Lidi Ku Ah Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Uga Socdaan Hutelka Jirde Ee Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogo Rasmiya oo aanu ka helayno Magaalada Hargeysa ayaa sheegayaa in maalmihii udanbeeyay shirar aan kala go,aynin ay Hutelka Jirde ee magaalada Hargeysa ay uga socdaan koox uu hogaaminaayo Wiilkii Awood...
Thursday, August 16, 2018
-
Suldaan Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Hantida Dawladda Ee Uu Soo Celiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Aadan Faarax Cumar, oo ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta Somaliland, ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyey wareegtadii uu gacanta Dawladda dib ugu soo celiyey Haamaha, Amaanka Madaarka iyo Ba...
Thursday, August 16, 2018
-
Maraykanka: Muuqaal Lagu Dhex Duubay Qolka Loogu Ilaalinta Badan Yahay Oo Muran Dhaliyey
USA(Berberatoday.com)-La-taliyihii hore ee Madaxweyne Trump Omarosa Manigault Newman ayaa si qarsoodi ah ku duubtay wada sheekeysi dhex maray iyada iyo agaasimaha Aqalka Cad John Kelly, iyada oo kadibna cajalladii ku faafisay warb...
Thursday, August 16, 2018
-
Xukuumadda Oo Sheegtay Inaan Odayaal Dambe Wakiil Uga Noqonayn Shacabka Ee Ay Toos U Ogaanayso Baahiyahooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaan hadda ka dib loo dhaxayneyn iyada iyo Shacabka, si si dhab ah loogu ogaado Baahiyaha ay qabaan Shacabku oo wax looga qabto.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, d...
Thursday, August 16, 2018
-
Itoobiya Iyo Djibouti Oo Dejinaya Dareen Ka Dhashay Dagaalkii Qoomiyadaha Itoobiya Oo Taabtay Xidhiidhka Labada Wadan –
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Djibouti ayaa dalkeeda ka masaafurisay kumanaan ruux oo u dhashay dalka Itoobiya, waxaanay Djibouti muwaadiniinteeda kala baxday dalka Itoobiya.
Arrimahan ayaa yimid ka dib markii dhawaan...
Thursday, August 16, 2018
-
Wasiir Sacad Oo Ka Hadlay Goorta La Bilaabayo Dekedii Cusbayd, Jidka Berbera Iyo Wajaale Iyo Wakiilada Dibadda Ee La Isku Bedelay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay ib bisha Oktoobar ee sannadkan la bilaabayo dekedii cusbayd ee ay DP world heshiiska ay Somaliland la gashay ku sheegtay inay dhisa...
Thursday, August 16, 2018
-
Wiil 15 Jir Ah Oo U Tartamaya Badhasaabnimada Gobolka Fairmont Ee Dalka Maraykanka !
USA(Berberatoday.com)-Xisbiga Dimiqraadiga ah ee Dalka Maraykanka gaar ahaan Gobolka Fairmont ayaa qabqanqaabiyey doorasho hordhac ah oo lagu eegayo cidda ku guuleysata Murrashaxa jagada Badhasaabka gobolkaasi.
Arrinta aadka u ...
Thursday, August 16, 2018
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Oo Booqasho Ku Tagaya Dalka Jabuuti Iyo Ujeedka Socdaalkiisa
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta berri oo khamiis ah booqasho ku tagaya dalka Jabuuti, si uu u qaboojiyo xiisada ka dhalatay safarkii uu bishii hore ku tagay Eritrea.
...
Thursday, August 16, 2018
-
Maxaabiis Ku Xidhan Xabsiga Hargeysa Oo Cuntadii Ka Soomay Iyo Guddoomiyaha Haayada Xuquuqda Insaanka Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xarunta Xuquuqal aadamaha Madaxa-banaan ee Somaliland Guuleed Axmed Jaamac “Dafac” ayaa waxa uu ka dayriyay xaalada ay ku sugan yihiin 9 maxbuus ku xidhan xabsiga wayn ee magaalada Harge...
Thursday, August 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne Oo Ka Sheekeeyey Maalmihii Qadhaadhaa Ee Halgankii SNM Iyo Dhacdooyinkii Uu UsooTaagnaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne oo ka mid ahaa mujaahidiintii ururkii SNM ee dib u xoraynta Somaliland ayaa waxaa uu si qoto dheer uga sheekeeyay Maal-mihii qadhaadhaa ee halgankii SNM iyo dhacdooyinkii uu ...
Thursday, August 16, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|