-
“Sunta Dekeda Berbera Lagu Aasay Waxaa Ka Masuula Safiir Baashe Iyo DP World”.Xildhibaan Siciid Gaane
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha guddida deegaanka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Siciid Warsame Gaane ayaa waxaa uu safiir Baashe Cawil iyo Shirkada Dp World ku eedeeyay sun la sheegay in lagu aasay magaalo xeeb...
Friday, August 17, 2018
-
Kaalinta National Indha Birta Ee magaalada Hargaysa Oo Wadada Hormarta Bartankeeda Ka Bilaabay Dhismaha Kaabado Waawayn Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsadaha leh kaalinta National fuelstion (Indha birta) oo ku kacay dhacdo fajiciso ku noqotay bulshada ku dhaqan xaafada idaacada ee suuqa gobonimo iyo wadayaasha gaadiidka, kadib markii ay ku waabari...
Friday, August 17, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhey Jabuuti Kulana La Yeeshay Madaxweyne Geele Iyo Arinmaha Ay Ka Wada Hadleen+Sawiro Iyo Muuqaal
Jabuuti(Berberatoday.comn)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti.
Madaxweynaha oo si...
Friday, August 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuul Uhadlay Xisbiga Waddani Oo U Mahadnaqay Faysal Cali Waraabe Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuul UhadlayDaawo Muuqalka"Xisbiga Waddani Oo U Mahadnaqay Faysal Cali Waraabe Iyo Sababta
https://youtu.be/jXpvy-4khMY?t=35
Berberatoday.com...
Thursday, August 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xoolo Dhaqatada Deegaanka Xeedho Ee Degmada Berbera Oo Ka Cabanaya Dhul Boob Lagu Hayo Daaqsinka Xoolaha Iyo Baaq Ay Udireen Xukumada Sare
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xoolo Dhaqatada Deegaanka Xeedho Ee Degmada Berbera Oo Ka Cabanaya Dhul Boob Lagu Hayo Daaqsinka Xoolaha Iyo Baaq Ay Udireen Xukumada Sare
https://youtu.be/CMQBO4E4aEI?t=1
...
Thursday, August 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dhulkii Qadiimka Ahaa Ee Marxuum Madaxweyne Cigaal Oo Agoontii Lagu Haysto Iyo Wiilkiisii Curad Oo Warbaahinta La Hadlay Wax Laga Xumaadana Ku Tilmaamay Dhulkoodaa Lagu Haysto
Berbera(Berberatoday.com)-Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ah wiilkii curad ee uu dhalay Madaxweynihii hore Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa waxa uu sheegay in dhulkii ay aabahood ay ka dhaxleen oo lagu h...
Thursday, August 16, 2018
-
Akhri Falkii Ugu Layaabka Badnaa Ee Uu Ku Kacay Masuul Xukuumaddii Hore Ee Siilaanyo Iyo Xukuumaddanba Ka Tirsani Iyo Sida Uu Maalaayiin Dollar Ugu Leexiyay Soomaaliya
FOORE Oo Helay Warbixin Lafjab Ku Ah Qaranimada Somaliland Oo Uu Ku Kacay Agaasimaha Guud Ee Deegaanku Iyo Warqad Uu Ku Muujiyay Inaanay Somaliland Awood U Lahayn Inay Maamusho Mashruuc Biyood Shan Milyan Oo Dollar Ku Kacayay O...
Thursday, August 16, 2018
-
Madaxweynaha Adduunka Ugu Saboolsan Oo Mar Kale Dunida Ka Yaabiyey Markuu Diiday Gunnadii Hawlgabka
Uruguay(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee dalka Uruguay José Mujica oo loo yaqiinay ‘madaxweynaha adduunka ugu faqiirsan” sababo la xidhiidha qaab nololeedkiisa sahlan, ayaa sheegay in uusan u baahnayn gunnada g...
Thursday, August 16, 2018
-
Xukuumadda Somaliland Oo Amaro Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Duulimaadyada Diyaaradaha Ka Shaqeeya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad digniin iyo amar iskugu jirta u qaybisay dhamaan Xafiisyada ay magaalada Hargeysa ku leeyihiin Shirkaddaha Duulimaadayada Diyaaradaha ka shaqeeya,waxaana warqadaasi hoo...
Thursday, August 16, 2018
-
Dalalka Beesha Caalamka Ee Taageera Doorashooyinka Somaliland Oo Lacagta Ay Bixinayaan Ku Xidhay Saddex Qodob In Xal Loo Helo –
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa la sheegay inay saddex qodob doonayaan in la xaliyo si ay u maalgeliyaan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee la qor...
Thursday, August 16, 2018
« Previous Page — Next Page »