Ciidamada Booliska Somaliland Oo gacanta Ku Dhigay Daroogadii Ugu Badnayd
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen daroogada nooca loo yaqaano isbiirtada oo ka kooban 85-Litir iyo Lacagtii lagu iibinayay daroogadaasi oo iskugu jirta Dollar, Shilin Soma...
Tuesday, August 7, 2018
Dalka Talyaaniga Laba Ruuxa Oo Ku Geeriyooday Gaadhi Dab Qabsaday
Bologna(Berberatoday.com)-Booyad iyo gaadhi kale oo isku dhacay iyaga oo maraya waddo mashquul badan oo ku taalla magaalada Bologna ee waqooyiga dalka Talyaaniga ayaa sababay dab iyo qarax wayn.
Muuqaal ay booliisku baahiyeen aya...