|
Warar
-
Musuqii iyo Maroorkii Maxamuud Xaashi Cabdi: Qaybta 2aad. W/Q Siciid Gahayr.
Milicsiga Guryaha iyo hantida gaarka ah Ee Maxamuud Xaashi Cabdi
Intii uu Maxamuud Xaashi ahaa Wasiirka wasaaradda Duulista, waxa uu lacag dhan $700,000 (toddoba boqol kun oo doollar) ku iibsaday guri ku yaalla Xaafadda Sha...
Thursday, August 9, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Siciid Cartan Oo Wasiirka Hawlaha Guud Ku Eedeyey Inuu Buurihii Gobolka Saaxil Shirkado Gaar Loo Leeyahay Ka Iibinaayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Siciid Cartan Oo Wasiirka Hawlaha Guud Ku Eedeyey Inuu Buurihii Gobolka Saaxil Shirkado Gaar Loo Leeyahay Ka Iibinaayo
https://youtu.be/y3PEDLUqUZ0
&nb...
Wednesday, August 8, 2018
-
Soomaaliya Waa Dal Aan Ciidamo Laheyn..Haddi Ay AMISOM Baxdo Al-shabaab Ayaa Qabsaneysa!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Majaladda Mareykanka ah ee Foreign Policy ayaa Talaadadii shalay aheyd qortay in Soomaaliya ay tahay dal aan ciidamo laheyn, iyada oo intaas raacisay in golaha ammaanka uu waqtiga u kordhiyey AMISOM ilaa...
Wednesday, August 8, 2018
-
“Muuse Biixi Waa Inuu Talaabo Adag Ka Qaadaa, Cidda Lunsata Hantida Umadda, Goorta Ay Doonaan Ha Lunsadaane Waa Wax Lagu Leeyahay” Eng. Maxamed Xaashi Cilmi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng:Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalku marayo, ilaalinta hantida umadda iyo Xukuumaddihii talada dalka u kala dambeeyey.
Eng:Maxamed Xaashi Cilmi, oo wareysi gaar ah ...
Wednesday, August 8, 2018
-
Shirkada DP World Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Mariwaayay Dib Udhigida Mudo Sanad Ah Dhismaha Dekedii Cusbeyd Iyo Axmed Siilanyo Oo Dalka Uyimi Inuu Madaxweyne Muuse Arinkaas Ka Dhaadhiciyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nimanka Magaca shirkada DP World sita ee Dekeda Berbera sifaha sharciga baalmarsan ay Xukumadii Madaxweyne Siilanyo ugu wareejisay Maamulka iyo maalka Dekeda berbera sida jujuubka ah horaantii sanadkii 2...
Wednesday, August 8, 2018
-
Dhagayso”Waraysi Lala Yeeshay Kornayl Caarre Oo Shaaciyey In Puntland Siisay Saldhiga Ciidan
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Dhagayso"Waraysi Lala Yeeshay Kornayl Caarre Oo Shaaciyey In Puntland Siisay Saldhiga Ciidan
https://youtu.be/sDFkaJcrsfI?t=103
Berberatoday.com...
Wednesday, August 8, 2018
-
Musuqii iyo Maroorkii Maxamuud Xaashi Cabdi: Qormada 1’aad. W/Q Siciid Maxamud Gahayr
“Inta aan martabad gaadhayeen, Maatir noqonaayo
Ee maanku gabay iyo tix iyo, maanso tirinaayo
Ama aan maqaal qoriba karo, maaggu waa farale
Is-muquunin baa noo axdiya, mawdka oon dhicinne”
Gabayga Murdiso, 9kii Seb...
Wednesday, August 8, 2018
-
Fadeexadii Qarniga”Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi Oo Shirkad Gaar Loo Leeyahay Siiyay Buur Kutaala Agagaarka Tuulada Lafaruug Oo Dhagax Macdani Ka Buuxo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi ayaa Shirkad Gaar Loo Leeyahay Siiyay In Ay Buurta Lafaruug Ee Gobolka Saaxil Kutaala Ka Gurato Dhagax Macdan ubadan hase...
Wednesday, August 8, 2018
-
Maareye Kuxigeenkii Shirkada Isgaadhsiinta Golis Putland Oo Bosaso Toogasho Lagu Dilay
Boosaaso(Berberatoday.com)-Maareeye Ku xigeenkii Shirkadda Iagaadhsiinta ah ee Golis Cabdullahi Cumar Cali(Jinic) ayaa kooxo hubeysan oo aan haybtooda la aqoonsan toogasho Ku dileen Caawa kuwaas oo goobta ka baxsaday.
Marxuumka...
Tuesday, August 7, 2018
-
Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar Oo la Sheegayo In Dib Loogu Soo Celiyay Jigjiga Iyo Soodhaweyn Iyo Isu Soo Bax Ay Sameeyeen Taageerayaashiisu
Jigjiga(Berberatoday.com)-Cabdi Maxamud Cumar oo manta la sheegay in Ciidamada Milatariga Federalka Itoobiya xidheen isla markaana ka xaysteen ayaa la sheegay in uu jig jiga dib ugu Soo laabtay taagerayaaahiisuna wadooyinka isugu ...
Tuesday, August 7, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|