DP World oo ka Hadashay Sharciyadda Heshiiska Dekedda Berbera
Dubai(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha shirkadda DP World, Sultan Ahmed Bin Sulayem, ayaa shaaciyey inay nidaam sharci ah u mareen heshiiska maalgashi ee ay ku ballaadhinayaan dekedda magaalada Berbera.
Guddoomiyaha Shirk...