Muhaajiriin Soomaali Ubadan oo Laga Siiddaayey Liibiyaan Haystay
Illaa 200 Muhaajiriin ah oo ay ku jiraan Haween iyo Carruur, ayaa laga sii daayay magaalo ku taalla Koofur-bari Libya oo lagu heystay, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay Ciidammada dalkaasi.
Walid Alorafi, oo ah Afhayeen...
Thursday, May 9, 2024
Soomaali Isniin Kasta Guba Kaam Qaxoonti oo Jarmalku Khadyaan Ka Joogo
Dalka Jarmalka waxa uu ka mid yahay dalalka Yurub ee ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan isla markaana magan gelyo doonka ah, sida ay BBC-da oo aannu warkan ka soo xigannay baahisay.
Soomaali badan ayaa dalkaasi iska dh...