-
Profesor Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Jsl, Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka?
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil samater ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa kadib
Prof Samater ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Som...
Saturday, October 28, 2023
-
Israaiil oo Dagaalkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Qasa Iyo Shacabka Falastiiniyiinta”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Israaiil oo Dagaalkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Qasa Iyo Shacabka Falastiiniyiinta"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/Bo_MJbGm7uU
B...
Saturday, October 28, 2023
-
“Maanta Qaranku Sidii Mahee Ee Inta Soo Hadhay Haloo Taliyo “Suldaan Cade Gude.
Suldaan cismaan Cade gude oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa sheegay in loo baahan yahay Somaliland in loo taliyo inta soo hadhay islamarkaana isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay in xiligan itoobiya soo hawaysato dekeda S...
Saturday, October 28, 2023
-
35 Sandood Kahor Noloshii Qaxoontiga Iyo Kulankii Wariyayaasha Reer Holland”Daawo Muuqaal
35 Sandood Kahor Noloshii Qaxoontiga Iyo Kulankii Wariyayaasha Reer Holland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/foXaM9mE6sk
Berberatoday.co...
Friday, October 27, 2023
-
Kooxo Baasaabboorka Itoobiya Dadka Ku Dhibi Jiray oo La Qabqabtay
Jigjiga(Berberatoday.com)-Xafiiska socdaalka iyo jinsiyadaha Itoobiya ee Deegaanka Soomaalida, ayaa laga xidh-xidhay masuuliyiin sarare iyo shaqaale dhibaato iyo dulmi ku hayay shacabka Soomaalida ee u doonta baasaboorrada...
Friday, October 27, 2023
-
Kenya oo Shaacisay Magacyada Iyo Sawirrada 35 Qof oo Al-Shabaab Ka Tirsan oo La Raadinayo
Nairobi9Berberatoday.com)-Dawladda Kenya, ayaa shaacisay magacyada 35 Xubnood oo ay Sawirradooda soo bandhigtay, kuwaas oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, isla markaana ku eedeysan inay ka dambeeyeen weerarro Argaggixiso oo k...
Friday, October 27, 2023
-
Itoobiya oo Dhoollatus Ciidan Samaysay Farriin Cadna Udirtay Dalalka Badaha Leh ee Deriska
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya, ayaa mar kale maanta farriin cad u diray waddamada deriska la ah dalkiisa ee leh badaha ee uu hore u sheegay in xoog iyo xeelad mid ay noqotaba Itoobiya u baahan tahay...
Friday, October 27, 2023
-
“Aragatidayda, Waxa Aan Qabaa In Caddaaladdu Ay Tahay, Shayga Maanta Aynnu Baahida Ugu Weyn U qabno, Geedi-socodkeenna Dawladnimana Lamahuraanka U Ah”Gudoomiye Xirsi.
Gudoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo qoraal ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga ayaa shaaciyay in dhawaan soo bandhigi doono buug cusub oo uu ka qoray baahida loo qabo in la helo c...
Friday, October 27, 2023
-
Wasiir Xukuumada Katirsan Oo Sheegay In Reer Sool Tageen, Awdalna Ay La Qabaan Tabashadooda
Wasiirka maalgashiga Somaliland oo ka hadlay munaasibad ayaa taageeray guuxa iyo tabashada reer awdal ka qabaan xukuumada madaxwayne biixi isagoo sheegay in reer sool tageen gobolka uu kazoo jeedaana uu taageersan yahay tabashadoo...
Friday, October 27, 2023
-
Xaaladda Jasiirad Ku Taalla Somaliland oo Ay Ku Dageen Diyaarado Maraykanku Leeyahay Iyo Dadka Deegaanka oo Kawaramay”Daawo Muuqaal
Xaaladda Jasiirad Ku Taalla Somaliland oo Ay Ku Dageen Diyaarado Maraykanku Leeyahay Iyo Dadka Deegaanka oo Kawaramay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wuleo1wACaY
&nb...
Friday, October 27, 2023
« Previous Page — Next Page »