Sucuudiga oo Shuruud Cusub ku Xidhaya Dadka Cumrada Tagaya
Dawladda Sacuudiga, ayaa shaacisay in la xaddiday in wax ka badan hal mar Qofku guto Cumrada sannadkiiba.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada looga hortagayo ciriiriga inta lagu jiro bishan barakeysan.
Wasaaradd...