Maxay Tahay Sababta Budhcadbadeeda Soomaalidu Dib Ugu Soo Laabatay?
Muddo aad dheer waxaa caalamku ka nastey dhibaatooyinka ay geysan jireen Burcadbadeeda Soomaalida, sanadihii 2007-2012 waxay ahayd muddadii ugu darneyd taas oo keentey in biyaha Soomaaliya loo soo diro Maraakiib dagaal ayna ka h...
Thursday, March 21, 2024
Safarka Farmaajo ee Puntland Muxuu Daaran Yahay?
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in u safar ku tago magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland maanta oo khamiis ah. Waxaa lagu wadaa in safar...