-
Masar oo Sheegtay In Hoos Udhicii Ugu Weynaa ee Dhaqaaluhu Kasoo Gaadhay Badda Cas”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Masar oo Sheegtay In Hoos Udhicii Ugu Weynaa ee Dhaqaaluhu Kasoo Gaadhay Badda Cas"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/SH_UowDoqdE
...
Tuesday, February 20, 2024
-
Baanka Aduunka oo Mashruuc Lacageed oo Malaayin Dollar Ah Ku Bixinaya Laydhka Berbera.
Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland Cabdilahi Faarax Cabdi Agaasimaha Guud.Agaasimayaasha Waaxyaha ee Wasaarada.Komishanka Tamarta iyo Masuuliyiinta Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee laydhka Berbera Maamula ayaa maa...
Tuesday, February 20, 2024
-
Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Qoyska Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Daryeelka Bulshada La Yeelatay Maayarada Degmooyinka Dalka
“Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Eng Cali Cumar Maxamed (Eng Cali xoorxoor) Ayna Wehelinayaan Masuuliyiinta Sare Ee Wasaaradda Ayaa Maanta Furay kulan is xog waraysi oo ay qayb...
Tuesday, February 20, 2024
-
Digniin”Nooc Kamida Raashimada Somalidu Sida Xad Dhaafka Ah U Isticmaasho Oo La Sheegay In Laga Qaado Xanuunka Cancel-ka
Digniin - Bariiska ayaa laga helay maaddo cancer’ka keenta:
Maaddada Arsenic oo ah maaddo chemical dabiici ah oo bariiska ku jirta ayay hadda culumada Sayniska Caafimaad’ka Denmark ogaadeen inay halis wayn ku tahay ca...
Tuesday, February 20, 2024
-
Somaliland Oo Soo Bandhigtay Go’aan Ay Ku Fulinayso Heshiiskii Badda Ee Ay Itoobiya La Gashay
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Ciisa Kayd Maxamed, ayaa xaqiijiyey inay Somaliland ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Itoobiya la saxeexatay bishii January ee sannadkan.
Wareysi gaar ah oo...
Tuesday, February 20, 2024
-
Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Suxufi Maxamed Ilig Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Dhawaan Laga Soo Daayay Xabsiga!
Xoghayaha Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga waddani Yuusuf Tadhase oo ay weheliyaan dhalinyarada degmada Axmed dhagax ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay gudoomiyaha Tvga MMTV Iyo Abwaan cabdiraxmaan Abees oo dhawaan laga soo ...
Tuesday, February 20, 2024
-
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Muwaadin Reer Somaliland Ah oo Muqdisho Lagu Diley
Wasiiro xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay marxuum cabdinaasir muuse dahable oo habeenkii xalay lagu diley magaalada muqdisho kaasi oo ahaa muwaadin reer Somaliland una shaqaynayay haayada ICAO
Masuuliyiinta Somaliland ee ka d...
Tuesday, February 20, 2024
-
Ehelada Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Dilkiisa Iyo Cida Ka Danbaysa!
Garyaqaan Fahmi Dr Cali oo kamid ah eheladii marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo habeenkii xalay lagu dilay magaalada muqdisho ayaa ka waramay xogo dheeraada oo la xidhiidha dilkiisa cida ka danbaysay hadaladii udanbeeyay ee uu l...
Tuesday, February 20, 2024
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada Hadhimo-sharafeed ugu sameeyey Madaxweynihii saddexaad ee Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin.
Kulankan ayey la...
Tuesday, February 20, 2024
-
“Xasan Sheekh Waxan Leeyahay Intaad Somaliland Iyo Itoobiya Ubu,ayso Hagaaji Meeshaad Leedahay Waan Xukumaa ee Somaliya”Guddoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
"Xasan Sheekh Waxan Leeyahay Intaad Somaliland Iyo Itoobiya Ubu,ayso Hagaaji Meeshaad Leedahay Waan Xukumaa ee Somaliya"Guddoomiye Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/sqTYq-x9SXc
...
Tuesday, February 20, 2024
« Previous Page — Next Page »