-
Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, Kana Hadlay Xaalada Guud Ee Somaliland
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa galabta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa kadib safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed...
Saturday, February 10, 2024
-
Shacabka Darar Weyne oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray Booyado Bulaacad Iyo Saxaro Ku Shuba Dooxa Deegaankaas”Daawo Muuqaal
Shacabka Darar Weyne oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray Booyado Bulaacad Iyo Saxaro Ku Shuba Dooxa Deegaankaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YF6b2ogcYdA
&...
Friday, February 9, 2024
-
“Saldanada Guud Ee Subeer Awal, Waxay Tirsataa Taariikh Facwayn Ilaa 300 Oo Sano Ayay Soo Talinaysay, Cidkasta Oo Xag Xagataana, Waxaan Fadeexad Ahayn Ka Qaadi Mayso”Siyaasi Xamarje
Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee waddani Axmed Cumar xaaji cabdilaahi “Xamarje” ayaa si adag uga hadlay dhacdooyin maalmihii udanbeeyay ka taagnaa xaafadaha hargaysa qaarkood.
Sidoo kale Gudoomiye xamarje ayaa ...
Friday, February 9, 2024
-
“Qoladan Subeer Awal Waxaan Usheegayaa, Suldaanka Kaligiin Malihidin, Subeer Awal Wuu Dhaafay, Ee Ha Deg Degina Oo Saldanada Ha Qiimo Ridina”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
Siyaasi cabdiqaadir xaaji ismaaciil jirde oo kamid ah haldorka reer Somaliland ayaa ka digay taloobooyinka faro galinta ee lagu qaaday saldanada subeer awal isagoo sheegay in aanay kaligood lahayn balse ay tahay saldanadan laga du...
Friday, February 9, 2024
-
”Inagaa Gacanteena Ugu Dhiibnay Qofka Joojiyay Diyaarada Ambulanceka Ee….”Xildhibaan Siciid Sokeeye”Daawo Muuqaal
''Inagaa Gacanteena Ugu Dhiibnay Qofka Joojiyay Diyaarada Ambulanceka Ee....''Xildhibaan Siciid Sokeeye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/D-JvahVZ9kI
...
Friday, February 9, 2024
-
“Xiliga Duhurkii Ee Aanay Xooluhuna Hoyan Hadaanaan Xeroonin Waa Lana Xasuuqi Jiray”Xaawa Gaydh”Daawo Muuqaal
"Xiliga Duhurkii Ee Aanay Xooluhuna Hoyan Hadaanaan Xeroonin Waa Lana Xasuuqi Jiray"Xaawa Gaydh"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tR-aj4ae01Q
 ...
Friday, February 9, 2024
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Gobolka Selel.
Masuuliyiin xukuumada Somaliland katirsan oo ay weheliyaan maamulka gobolka selel ayaa xadhiga ka jaray mashaariic ay xukuumadu ka hirgalisay Gobolka Selel.
...
Friday, February 9, 2024
-
Gudiyo Ka Kala Socda Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Adis Ababa!
Waxaa maanta Magaalasa Adis-Ababa ka qabsoomay kulan dhex maray guddiyo farsamo oo ka kala socday Wasaaradaha Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ee dalalka Somaliland iyo Itoobiya.
Kulankan oo ka qabsoomay xarun...
Friday, February 9, 2024
-
”Muuse Godod Badan Buu Soo Galay Laakiin Maanta Gadodkii oo Dhan Weynu Kasoo Saarnay, Qaaxoolagiina Ciroology Baa Bedashay” Xoghayaha xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi
'' Muuse godod badan buu soo galay lakiin maanta gadodkii oo dhan weynu ka soo saarnay qaaxoolagiina ciroology baa badashay''
Xoghayaha xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi
https://youtu.be/TiKkJtLNxa4
...
Thursday, February 8, 2024
-
“Muuse Waxan Leeyahay Hadaad Doonto Oof-wareen Ka Dhigo Murashax Madaxwayne Anigu Cidii Aad Keentaba Waan La Tartamayaa”Musharrax Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
"Muuse Waxan Leeyahay Hadaad Doonto Oof-wareen Ka Dhigo Murashax Madaxwayne Anigu Cidii Aad Keentaba Waan La Tartamayaa"Musharrax Cabdiraxmaan Cirro"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/T59KVuTbDcY
&n...
Thursday, February 8, 2024
« Previous Page — Next Page »