|
Warar
-
“Xukumaddii Aynu Ka Sugaynay Inay Xal Ka Keento Goojacade Iyo Laascaanood Waxay Ka Dhamaan Ladahay Guriga Ilmo Abees Iyo Guriga Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi”Xogahaye Maxamuud Jaamac Galaal
“Xukumaddii aynu ka sugaynay in ay xal ka keento Goojacade iyo Laascaanood waxay ka dhamaan la dahay guriga ilmo Abees iyo Guriga Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi”Xogahaye Maxamuud Jaamac Galaal
https://youtu.be/U...
Thursday, February 8, 2024
-
“Anigu Cadowga Gudaha Waxaan U Aqaanaa Hogaamiyaha Ciidankiisii Soo Jabiyey, Xisbigii Aan Ka Midka Ahaa Dadkii Aasaasey Maanta Waxba Ma yYlaan …”Siyaasi Cabdoow Axmed Aayir oo Xisbiga Waddani Ku Biiray”Daawo Muuqaal
“Anigu Cadowga Gudaha Waxaan U Aqaanaa Hogaamiyaha Ciidankiisii Soo Jabiyey, Xisbigii Aan Ka Midka Ahaa Dadkii Aasaasey Maanta Waxba Ma yYlaan …”Siyaasi Cabdoow Axmed Aayir oo Xisbiga Waddani Ku Biiray"Daawo Muuqaal
https...
Thursday, February 8, 2024
-
Gudoomiyaha Dalada Guud ee Ururada Aan Dawliga Aheyn ee Sonsaf Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo Ka Digay In Baraha Bulshada Si Khaldan Loo Isticmaalo
"Baraha Bulshada iyo guud ahaan saxaafaddu waa aalad manfaceeda iyo dhibaatadeedu ku xidhanyihiin kolba sida loo adeegsado. Muddooyinkii u dambeeyay waxa soo badanayay dadka u isticmaalaya baraha bulshadaha si ka baxsan ...
Thursday, February 8, 2024
-
Ardayad Yar Oo Calanka Somaliland Looga Taagay Dugsi Addis Ababa Ku Yaala Iyo Sababta
Khadija Axmed Cabdi, waa 12jir Burco ku dhalatay, waxay dhigataa iskuulka Cambridge qaybtisa addis Ababa. Iskuulka waxa dhigta arday ka kala yimi in ka badan 100 waddan oo addunka ka kala yimi. Markay iskuulka mudo dhigaysay iskuu...
Thursday, February 8, 2024
-
Guurtida Iyo Wakiilada jsl Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qodobadii Ay Isku Khilaafsanaayeen Ee Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
Guddiyadii labada gole Baarlamaan u saareen Qodobadii ay isku khilaafsanaayeen Ee xeerka isasaarka doorashooyinka jsl ayaa heshiis rasmi ka gaadhay iyadoo isla qaatay in qodobo loo daayo sidii Guurtidu ku ansixisay, qodobona l...
Thursday, February 8, 2024
-
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday 483 Macalin Oo Si Meel Gaadh Ah Uga Shaqaynayay Dugsiyada Gobolka Awdal!
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta imtixaan daahfuran ka qaaday Macalimiinta ku meel-gaadhka ah ee ka hawl-gala Dugsiyada dawliga ah ee gobolka Awdal.
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Dr ahmed...
Thursday, February 8, 2024
-
“Suldaan Xasan Ma Maayar Buu Ahaa, Ma Mudna Inaan Ujawaabo 4 Qof oo Meel Lagu Xereeyay oo Baasto Loo Qaaday”Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan”Daawo Muuqaal
"Suldaan Xasan Ma Maayar Buu ahaa Waa Maxay Xil Baanu Ka Qaadnay. Sadlada Subeer Awal Waxay Jirtaa 400 Sano oo Turki Bay La Soo Shirtay oo Ingiriis Bay Lasoo Shirtay Maaha Wax Iska Yimi Wa Sadalada Reer Sheekh Isaxaaq. Markaa Ma M...
Wednesday, February 7, 2024
-
Salaadiin Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan”Daawo Muuqaal
Salaadiin Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cpqjjvUo3sU
...
Wednesday, February 7, 2024
-
“Xadhigu Xaal Maaha, Dadkana Lama Cabudhin Karo Xukuumadu Waxay Maraysaa Inay Qoysaskii Dhex Gasho …”Masuuliyiin Uhadlay Xisbiga Waddani”Daawo Muuqaal
"Xadhigu Xaal Maaha, Dadkana Lama Cabudhin Karo Xukuumadu Waxay Maraysaa Inay Qoysaskii Dhex Gasho ..."Masuuliyiin Uhadlay Xisbiga Waddani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ZlsrfdvEUN8
&n...
Wednesday, February 7, 2024
-
Buuq Iyo Sawaxan Ka Dhashay Kulan Ay Wada Yeesheen Masuuliyiinta Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera,Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Iyo Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire
Buuq Iyo Sawaxan Ka Dhashay Kulan Ay Wada Yeesheen Masuuliyiinta Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera,Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Iyo Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire
https://youtu.be/_9tphgp9Pd...
Wednesday, February 7, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|