-
Daawo Muuqaalada Guud ee Xaafada RUGSAN ee Madaxweyne Muuse Biixi Maanta Xadhiga Kajaray ee Xaafada Masalaha Hargeysa
Daawo Muuqaalada Guud ee Xaafada RUGSAN ee Madaxweyne Muuse Biixi Maanta Xadhiga Kajaray ee Xaafada Masalaha Hargeysa
https://youtu.be/khllJjoZZdk
...
Wednesday, October 25, 2023
-
Puntland: Guddiga Doorashada oo Soo Saaray Jadwal Doorasho oo Khaliif Hurinaya
Garoowe(Berberatoday.com)-Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC, ayaa caawa soo saaray jadwal doorasho oo muran badan dhaliyay, kaasoo ay ku xusan tahay, in ay isa saaran yihiin doorashooyinka Barlamaanka iyo Madaxt...
Wednesday, October 25, 2023
-
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyey Marxuum Mustafe Abees!
Alle ha,unaxariistee waxaa galabta xabaalaha xaraf ee magaalada hargaysa lagu aasay marxuum mustafe ibraahim abees oo habeenkii xalay magaalada hargaysa uu ku toogtay askari katirsan ciidanka booliska.
Waxaana aaska marxuum kas...
Wednesday, October 25, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Xaafadda Cusub Ee RUGSAN Ee Laga Hirgeliyey Caasimadda Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray xaafad cusub oo dhismeyaasheedu casri yihiin oo ay shirkadda Telesom ka hirgelisay deegaanka masalaha e...
Wednesday, October 25, 2023
-
Soomaaliya Iyo Maraykanka oo Ka Wadahadlay Xoojinta La-dagaallanka Al-Shabaab
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la kulmay Siihayaha Safaaradda Mareykanka ee A.I. Shane Dixon iyo Colonel David J. Haskell, oo ah Taliyaha Howlgalka Gaarka ah ee Wadajirka ah ee Soo...
Wednesday, October 25, 2023
-
Dawlada Itoobiya oo Jigjiga Oromada Ku Wareejinaysa Iyo Ujeedada Ay Ka Leedahay Iyo Xogo Kale oo Xasaasi Ah”Akhriso
Addis Ababa (aftahannews)-Dawladda Itoobiya, ayaa bilowday qorshe lagu dhaxal-wareejinayo Soomaalida oo saddex gobol si dadban loogu hoos-geynayo deegaanka Oromada, waxaana qorshahan ku hoos jira hammiga fog ee Itoobiya ay...
Wednesday, October 25, 2023
-
Dawlada Turkiga oo Deeq Qalabka Kaluumaysiga oo Heer Sare Ah Gaadhsiisay Magaalada Saylac ee Gobolka Selal”Daawo Muuqaal
Dawlada Turkiga oo Deeq Qalabka Kaluumaysiga oo Heer Sare Ah Gaadhsiisay Magaalada Saylac ee Gobolka Selal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Zsu5Wf5QG7Y
&nbs...
Tuesday, October 24, 2023
-
Maxaabis Laga Soo Daayay Xabsiyada Liibiya oo Muqdisho Soo Gaadhay Dareenkoodana Cabiray”Daawo Muuqaal
Maxaabis Laga Soo Daayay Xabsiyada Liibiya oo Muqdisho Soo Gaadhay Dareenkoodana Cabiray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VvWt7qiqRoo
Berberatoday...
Tuesday, October 24, 2023
-
Xukuumadda Somaliland oo Markii u Horaysay Faahfaahisay Damaca Itoobiya ka Leedahay Dekedda Saylac”Daawo Muuqaal
Xukuumadda Somaliland oo Markii u Horaysay Faahfaahisay Damaca Itoobiya ka Leedahay Dekedda Saylac"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/1Uab5hUyZjo
&n...
Tuesday, October 24, 2023
-
“Masiirka Reer Awdal Ma Hayaan Inamo Dibadda Joogaa”Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici”Daawo Muuqaal
"Masiirka Reer Awdal Ma Hayaan Inamo Dibadda Joogaa"Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7oR3oAaCY34
 ...
Tuesday, October 24, 2023
« Previous Page — Next Page »