|
Warar
-
Bandhiga Buuga Laga Qoray Abwaan Xasan Sheikh Muumin Oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Magaalada Borama”Daawo Muuqaal
Bandhiga bug laga qoray abwaankii waynaa ee xasan sheikh muumin ee gaara bildhaan ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada boorama taasi oo ay kazoo qaygaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, xildhibaano, asxaabta mucaaridka iyo ...
Friday, February 2, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Salaadii Jimce Shacabka Caasimada Kula Tukaday Masaajidka Ibraahim Dheere
Murashaxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo weheliyaan Guddoomiyaha Xisbiga mudane Xirsi Cali Xasan iyo xubno ka mid ah Hoggaanka Xisbiga Ayaa Qaybo Ka Mida Shacabka Hargeysa kula Tukaday...
Friday, February 2, 2024
-
Toos Udaawo”Munaasibada Bandhiga Buuga Mayal Uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees
Munaasibada bandhiga buuga mayal ee uu qoray abwaan cabdiraxmaan ibraahim abees ayaa hada si toos ah uga socota huteelka maansoor ee magaalada hargaysa
...
Friday, February 2, 2024
-
“Ma Awoodno Inaynu Udhegoolayno Muddo Intaas Ka Badan, Dalabka Somaliland Ee Ku Waajahan Aqoonsiga” Xildhibaan Alexander Stafford.
Mudane Alexander Stafford oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo ka mid ah xisbiga Conservative-ka, ayaa sheegay in aanay UK awoodin inay u dhegoolayso dalabka aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland oo muhiim u ah xulaf...
Thursday, February 1, 2024
-
Xildhibaan ka Aqlabiyadda Congress ka Maraykanka Oo Guddida Anshaxa Ee Golaha Ugu Baaqay In Ay Baadhaan Gefka Ilhaan Cumar
Xildhibaanka aqlabiyadda golaha Congress ka dalka Maraykanka Tom Emmer ayaa guddida anshaxa ee Congress ka ugu baaqay in ay si qotodheer u baadhaan hadalladii deelqaafka ahaa ee ay horraantii toddobaadkan jeedisay xildhibaan Ilhaa...
Thursday, February 1, 2024
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Lalayeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay”Daawo Muuqaal
Cabdikariin Xinif Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Lalayeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/h4xNteTJAso
&nb...
Thursday, February 1, 2024
-
“Haddii Uu Madaxweynuhu Cabdikariin Xinif Wax Ka Qaban Waayo, Waxanu Aamin Sanahay…”Masuul Uhadlay Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaal
"Haddii Uu Madaxweynuhu Cabdikariin Xinif Wax Ka Qaban Waayo, Waxanu Aamin Sanahay..."Masuul Uhadlay Xisbiga Wadani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/naGsrNz_kbY
 ...
Thursday, February 1, 2024
-
Xogihii Udambeeyey ee Heshiiska Isfahamka ee Somaliland Iyo Itoobiya”Daawo Barnaamif Filaaqeyn Ah
Xogihii Udambeeyey ee Heshiiska Isfahamka ee Somaliland Iyo Itoobiya"Daawo Barnaamif Filaaqeyn Ah
https://youtu.be/aREIylVhwkg
Berberatoday.com...
Thursday, February 1, 2024
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Somaliland Cabdikariin Aadan Cadde Oo Kormeer Ku Tagay Warshadaha Wax Soo Saarta ee Gobolka Saaxil”Daawo Muuqaal
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Somaliland Cabdikariin Aadan Cadde Oo Kormeer Ku Tagay Warshadaha Wax Soo Saarta ee Gobolka Saaxil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/UGtJ9oDyhzc
&...
Thursday, February 1, 2024
-
“Wadaadka Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Layidhaa, Jabuuti Oo Dal Muslim Ah Ayuu Ka Cararay, Dal Gaalo Ayuu Joogaa, Hadana Wuxu Ka Fidwoonayaa Masaaxiil Iyo Heshiisyo Ay Dad Kale Galeen”Sheekh Cabdiraxmaan Dheere”Daawo Muuqaal
“Wadaadka Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Layidhaa, Jabuuti Oo Dal Muslim Ah Ayuu Ka Cararay, Dal Gaalo Ayuu Joogaa, Hadana Wuxu Ka Fidwoonayaa Masaaxiil Iyo Heshiisyo Ay Dad Kale Galeen”Sheekh Cabdiraxmaan Dheere"Daawo Muuqaal
...
Thursday, February 1, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|