-
“Waxaa Ii Sharafa Ah In Aan Kasoo Qaybgalo Munaaisbadan Badbaado Qaran, Ee Lagu Soo Bandhigay Buuga Mayal”Musharax Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani oo ka qaybgalay bandhiga buuga Mayal oo caawa lagu soo bandhigay hargaysa ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka isagoo sheegay in shacabka Somaliland yihiin hal shacab iyo hal dal.
...
Saturday, February 3, 2024
-
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ee Dalka UK Iyo Xildhibaanno Ingiriis Ah Oo Kulan ka Yeeshay Aqoonsiga Somaliland! L
Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Ingiriiska ah na xubin ka tirsan aqalka odayaasha, raysalwasaarihii hore ee Ingiriiska David Cameron oo kulan la qaatay xubin sare oo ka tirsan aqalka baarlamaanka Ingiriiska ayaa gorfeeyay kana ...
Saturday, February 3, 2024
-
Buuga MAYAL uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo Xalay Bandhiga Weyn Hargeysa Loogu Sameeyay”Daawo Muuqaal
Buuga MAYAL uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo Xalay Bandhiga Weyn Hargeysa Loogu Sameeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/JcvzcfW3sZU
...
Saturday, February 3, 2024
-
“Ilhaan Cumar Waxaan Leeyahay Qofkii Somaliland Soo Doontaa Kama Macaasho”Sahra Halgan.
Fanaanada sahra halgan ayaa jawaab adag ka bixiyay hadaladii ay Ilhaan Cumar ku dhaliisay Somaliland oo ahaa kuwo cunsuriyad ah iyadoo sheegtay in qofka Somaliland doontaa aanu ka macaashin islamarkaana ay ku mudan doonto in laga ...
Saturday, February 3, 2024
-
“Berberi Ka Weyn In Xashiish Lala Soo Doonto”Xoghayahay Ururka Kaah ee Gibolka Saaxil Shaakir Cabdillahi
"BERBERI KA WEYN IN-XASHIISH LALA SOO DOONTO"
Xoghaye Ahmed Shaakir Cabdilaahi.
Buskan waxa saaran koox ka mida kooxaha horyaalka somaliland ciyaaraya ee berbera ka furmaya sida idiin muuqata waxay sitaan macal furaashya...
Saturday, February 3, 2024
-
“Qoladan Aanu Imika Is Haysanaa Waa Intii Loo Haystey Inay Hantida Ugu Badan Qaranka Ka Qaranka Dheceen ee Guryohooda Loo Bixiyay Booli Qaran,Maalin Dhawna Waanu Sheegsheegi Doonaa……”Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin”Daawo Muuqaal
"Qoladan Aanu Imika Is Haysanaa Waa Intii Loo Haystey Inay Hantida Ugu Badan Qaranka Ka Qaranka Dheceen ee Guryohooda Loo Bixiyay Booli Qaran,Maalin Dhawna Waanu Sheegsheegi Doonaa......"Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Wasiirka A...
Saturday, February 3, 2024
-
Golaha Amaanka ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa oo Soo Jeedin Kasoo Saaray Heshiiskii Isfaham ee Somaliland Iyo Itoobiya”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Golaha Amaanka ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa oo Soo Jeedin Kasoo Saaray Heshiiskii Isfaham ee Somaliland Iyo Itoobiya"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/Mnjnx7gY0ws
...
Saturday, February 3, 2024
-
“Ninkii Wax Qabanayow Kaalay Buuqdharkayn oo Difaac Dalkaaga Iyo Deegaankaaga Hadalka Kale Iskadaayo”Ciidanka Madaniga Ah ee Jiidaha Hore oo Fariin Culus Usoo Diray Siyaasiyiinta Deegaankooda Kasoo Jeeda”Daawo Muuqaal
"Ninkii Wax Qabanayow Kaalay Buuqdharkayn oo Difaac Dalkaaga Iyo Deegaankaaga Hadalka Kale Iskadaayo"Ciidanka Madaniga Ah ee Jiidaha Hore oo Fariin Culus Usoo Diray Siyaasiyiinta Deegaankooda Kasoo Jeeda"Daawo Muuqaal
https://y...
Friday, February 2, 2024
-
“Xalka Somaliland ee Maanta Waa In Muuse Biixi La Waayo Ama Somaliland La Waayo”Siyaasi Cali Guray”Daawo Muuqaal
"Xalka Somaliland ee Maanta Waa In Muuse Biixi La Waayo Ama Somaliland La Waayo"Siyaasi Cali Guray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/329ol2ymWeI
&n...
Friday, February 2, 2024
-
Ganacasade Soomaali Ah oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay muwaadiniin Soomaali ah oo sidoo kale ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan dalkaas lagu dhexe dilay goob ganacsi oo uu kulahaa magaalada Cape Town.
Koox budhcad...
Friday, February 2, 2024
« Previous Page — Next Page »