-
“Waxaa Dhacday Baadhitaan Aanu Ku Sameynay Dad Hudheelada Cuntada Ukariya in Laga Helay Xanuunada Faafa”Axmed Nuur Mayer Kuxigeenka Hargeysa”Daawo Muuqaal
"Waxaa Dhacday Baadhitaan Aanu Ku Sameynay Dad Hudheelada Cuntada Ukariya in Laga Helay Xanuunada Faafa"Axmed Nuur Mayer Kuxigeenka Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/f6DoZ_JUnl4
...
Saturday, November 11, 2023
-
Qaramada Midoobay Oo Hakisay Ka Bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika Ee Soomaaliya!
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxay hakiyeen muddo saddex bilood ah bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Go’aankan ayaa daba socda codsi ka yimid Soomaaliya oo ku aadan in ciidamada ATMIS a...
Saturday, November 11, 2023
-
Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo Ka Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Bariga Somaliland
Sheekh maxamed siciid saaweer oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay deegaanada bariga Somaliland.
...
Saturday, November 11, 2023
-
Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Taakulo Gaadhsiiyay Ciidamada Difaaca Madaniga Ah Ee Ku Sugan Deegaanka Qori Lugud”Daawo Muuqaal
Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha subeer awal ayaa safar kutagay deegaanka qori lugud oo katirsan degmada buuhoodle halkaasi oo ay deeq taakulo ah gaadhsiiyeen ciidamada madaniga ee difaaca qaran ee beesha habar jeclo.
...
Saturday, November 11, 2023
-
Somaliland Dadka Laga Helayo Xanuunka Kansalka oo Soo Badanaya Iyo Sababaha Loo Sibir Saarayo oo Cuntada Debeda Ka Timaadaa Kaw Katahay
Hargeysa: Tirada dadka laga helaayo xanuunka Kansarka oo kor u kacday iyo weedha maayir ku xigeenka hargeysa oo shaki wayn galisay bulshadda iyo bad-qabka dawooyinka dalka soo galla!!
Maayir ku xigeenka hargeysa Khadar Nuur...
Saturday, November 11, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska!
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Mudooyinkan Safar Shaqo Ku Joogay Dalka Ingiriiska Ayaa Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol.
Waxaana munaasibada lagu soo dhaweeyay Gudoomiye Xirsi soo qab qa...
Saturday, November 11, 2023
-
Muxuu Yahay Ururka Muhiimka Ah ee La Shaaciyay Inay Soomaaliya Sanadkan Ku Biirayso”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Muxuu Yahay Ururka Muhiimka Ah ee La Shaaciyay Inay Soomaaliya Sanadkan Ku Biirayso"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/zob7h6kstPY
 ...
Friday, November 10, 2023
-
Somaliland Oo La Sheegay In Markii Ugu Horeysay Wadno Xanuunku Kusoo Badanayo”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Somaliland Oo La Sheegay In Markii Ugu Horeysay Wadno Xanuunku Kusoo Badanayo"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/GQgMyzZEeKc
&...
Friday, November 10, 2023
-
“Diintu Waa Nolal” Sheekh Maxamuud Jamiil oo La Hadlay Caruur Dhamaysatay Barashada Quranka Kariimka Ah”Daawo Muuqaal
"Diintu Waa Nolal" Sheekh Maxamuud Jamiil oo La Hadlay Caruur Dhamaysatay Barashada Quranka Kariimka Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PEJHbFm9YFM
...
Friday, November 10, 2023
-
“Habarjeclooy Dagaalku Waa Idiin Fasax Sharaftiina Dhulkiina Difaaca”Afhayeenka Beesha Habarjeclo”Daawo Muuqaal
“Habarjeclooy Dagaalku Waa Idiin Fasax Sharaftiina Dhulkiina Difaaca”Afhayeenka Beesha Habarjeclo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gWhgMFpP2Io
...
Friday, November 10, 2023
« Previous Page — Next Page »